Xafiiska Waxbarashada ee Deg Abaaqorow

Xafiiska Waxbarashada ee Deg Abaaqorow Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Waxbarashada ee Deg Abaaqorow, Addis Ababa.

MADAXWEYNAHA DDS AYAA SHIR GUDOOMIYAY KALFADHIGA 4AAD EE GOLAHA FULINTA DDS Gollaha Fulinta DDS oo yeeshay Kal-fadhigood...
22/11/2024

MADAXWEYNAHA DDS AYAA SHIR GUDOOMIYAY KALFADHIGA 4AAD EE GOLAHA FULINTA DDS

Gollaha Fulinta DDS oo yeeshay Kal-fadhigoodii 4aad ee SM 2017 T.I oo ku beeggan 15-ka bisha Gudba (Hidhaar) isla markaana uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa waxaa horyaalay ajandayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin ansixinta siyaasadda cusub ee waxbarashada iyo tabbabarada deegaanka.

Siyaasaddan oo ah mid kor loogu qaadayo hannaanka baris Barasho ee ardayda magaalooyinka deegaanka gaar ahaan fasalka 1aad ilaa 12aad ayaa looga gol'leeyahay tayaynta waxbarashada si loo helo jiil arday oo aqoon ahaan ka dhisan. Gollaha oo talo'bixinno kasoo jeediyay siyaasaddan ayaa ugu danbayn ansixiyay.
Xafiiska Waxbarashada DDS

Mustaqbalka deegaanku waxaa uu ku xidhanyahay dhisida jiil aqoon leh Ardayda dusiga dhexe/ Sare  ee Deg Abaaqorow Xafiis...
21/11/2024

Mustaqbalka deegaanku waxaa uu ku xidhanyahay dhisida jiil aqoon leh
Ardayda dusiga dhexe/ Sare ee Deg Abaaqorow

Xafiiska Waxbarashada DDS

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Waxbarashada ee Deg Abaaqorow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share