AWAL BADAL AHMED

AWAL BADAL AHMED Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AWAL BADAL AHMED, Baby & children's clothing store, Awal Badal Axmed, Addis Ababa.

HAMBALYO HAMPALYO HAMPALYOWAXAAN HALKAN UGA HAMBALYAYNAYAA ZXPKAY CUMAR XASAN NAGEEYE IYO WLLSHAY RUMAAN YUUSUF MAXAMUD ...
01/05/2026

HAMBALYO HAMPALYO HAMPALYO
WAXAAN HALKAN UGA HAMBALYAYNAYAA ZXPKAY
CUMAR XASAN NAGEEYE
IYO WLLSHAY RUMAAN YUUSUF MAXAMUD
WAXAAN LEEHAY ISKU WAARA GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX

Xaflada xidhitaanka Dugsiyada degmada Gursum oo ka dhacdey dugsiga hoose dhexe ee magaalada bambaas xafladan oo si fiica...
09/07/2025

Xaflada xidhitaanka Dugsiyada degmada Gursum oo ka dhacdey dugsiga hoose dhexe ee magaalada bambaas xafladan oo si fiican losoo agaasimey
ayaa ahayd mid lagu soo afmeerayey geedisocodkii berisbarasho ee Dugsiyada SD 2017 T.I iyadoo madasha lagu maamuusay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay iyo guddi walidkii sida fiican ula.socday geedisocodka ardeyda ee sanand dugsiyeedka 2017ti

Aqoon lagu barbaarsha bulshadu saboolnimo kaga baxdaa!! #

Joao Neves oo ku guuleystay abaal marinta Man of the Match Award vs Inter Miami!
29/06/2025

Joao Neves oo ku guuleystay abaal marinta Man of the Match Award vs Inter Miami!

15/03/2025
Liverpool ayaa u dhaqaaqi doonta Federico Chiesa sida ikhtiyaarka suurtagalka ah maalmaha ugu dambeeya, xiriirada ayaa b...
26/08/2024

Liverpool ayaa u dhaqaaqi doonta Federico Chiesa sida ikhtiyaarka suurtagalka ah maalmaha ugu dambeeya, xiriirada ayaa bilaabmay

Chiesa, ayaa suuqa laga heli karaa iyadoo Juve ay dooneyso inay xal u hesho maadaama Liverpool ay maanta xiriir toos ah la sameysay.

Liverpool oo sahamineysa shuruudaha heshiiska… iyadoo Barça ay soo bandhigtay xiisaha laakiin ma aysan soo dirin wax dalab ah

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO WAXAAN U HAMBALYAYNAYAA ZXPK    C/RAXMAAN AADAN  IYO MAY DUME      SADRA AXMADNUUR WAXAAN LEE...
11/04/2024

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
WAXAAN U HAMBALYAYNAYAA ZXPK
C/RAXMAAN AADAN IYO MAY DUME
SADRA AXMADNUUR
WAXAAN LEEHAY ISKU WAARA UBAD KHAYR QABA KALA HELA
GACAL IYO SOKEYABA GUURKIINA LAGU FARAX

❤EHEL IYO ASXAAB IDIN HEELANOO IDIIN HEESAYAA UBAX IDIIN LULEE KU ABSHIRA JACYL AQALKAAD DHISTEN KU ALKUMA WANAAGO KU AB...
24/02/2024

❤EHEL IYO ASXAAB IDIN HEELANOO IDIIN HEESAYAA UBAX IDIIN LULEE KU ABSHIRA JACYL AQALKAAD DHISTEN KU ALKUMA WANAAGO KU ABQAALA KHYR WAA MAHAD ALLE ISKU HABA GALGACAL DHABA ALLAW ALLAW (CUMAR & FARTUN)AWLAD DIINLE SII UBAD DAACADOO ANFACA HADHAW OO U ADEEGA SII
Gacliyo sokeyaba gurkina lagu
Farax

Waxaa maanta oo isniin qabaney xaflad abaalmarin ah oo loo qabtey  ardeyda kaalmaha ka gashey dugsiyada kala ah Dugsiga ...
10/07/2023

Waxaa maanta oo isniin qabaney xaflad abaalmarin ah oo loo qabtey ardeyda kaalmaha ka gashey dugsiyada kala ah Dugsiga sare Cabaas cali secondary iyo Dugsiga hoose dhexe bambaas Abaalmarintaas oo isugu jirtey noocyo kala duwan Sidoo kale waxaan abaalmariney Guddiga walidiinta Dugsiyada iyo Bareyaashiii ugu firfircoona sannad dugsiyeedkii 2015t.i

!!!

Waxaa maanta oo talaado ah si habsami leh noogu soo dhamaaday imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 8aadDigsiga hoose d...
04/07/2023

Waxaa maanta oo talaado ah si habsami leh noogu soo dhamaaday imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad
Digsiga hoose dhexe ee Bombaas

Waxaa maanta oo isniin ah si habsami leh uga bilawdey Dugsiyada Degmada Gursum imtixanka shahaadiga ah ee fasalka 8aadka...
03/07/2023

Waxaa maanta oo isniin ah si habsami leh uga bilawdey Dugsiyada Degmada Gursum imtixanka shahaadiga ah ee fasalka 8aadka
Dugsiga H/dhexe ee Bombaas

Address

Awal Badal Axmed
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AWAL BADAL AHMED posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share