21/04/2026
Dukaanka Saam Luxury ee ku yaal Seybiyan Mumtaaz Mall wuxuu idiin keenay kabo cusub oo qurux badan. Kabahani waa kuwo raaxo leh, soo jiidasho leh, kana samaysan qaab fudud oo aan lahayn cirib dhaadheer. Ku habboon isticmaalka maalin kasta, qurux iyo deganaansho leh.
Ha moogaan fursaddan!
๐ Goobta: Seybiyan Mumtaaz Mall
๐ Tel: 0615449370
Saam Luxury โ Qurux iyo tayo aad ku kalsoonaan karto.