Khaaled

Khaaled Follow me

03/12/2025

fc mobile

27/10/2025

fc mobile mobile

13/10/2025

neymar

04/10/2025
04/10/2025

Waxaa jiray bisad yar oo mar walba dooneysa inay xayawaanka kale ka horeyso Maalin maalmaha ka mid ah waxay ku tiri dameer
Dameer, maxaad u gaabis tahay
Dameerkii wuxuu ku jawaabay
Anigu ma doono badan waxan ka fikirayaa waxa aan cunayo! 😂

Daraasado lagu mujiyey  in dhulka Soomaalida sanad kasta ay lumiso ilaa 429,000 hektar dhir . taas oo muujinaysa heerka ...
01/10/2025

Daraasado lagu mujiyey in dhulka Soomaalida sanad kasta ay lumiso ilaa 429,000 hektar dhir . taas oo muujinaysa heerka baaxadda weyn ee geed jarka iyo nabaad guurka deegaanka.
Inta u dhaxaysa 2011 iyo 2017, waxaa lagu qeexay in 8.2 milyan geed la jarey iyada oo loogu talagalay samaynta dhuxusha
Geeduhu waa laf-dhabarta nolosha, waxayna leeyihiin faa’iidooyin badan oo ay bini’aadamka iyo deegaanka u tarayaan. Qaar ka mid ah ugu muhiimsan waa:

🌍 Deegaanka

Hawo nadiif ah: Geeduhu waxay nuugaan kaarboon laba ogsaydh (CO₂) oo ay sii daayaan oksijiin.

Nabadsugidda dhulka: Xididdada geeduhu waxay qabtaan ciidda, taas oo ka hortagta nabaad-guurka iyo fatahaadaha.

Cimilada dejinta: Geedaha ayaa qaboojiya deegaanka, waxayna yareeyaan kulaylka
sido kale waxay so jitan roobka
melba meshay ka geed badan tahay way ka roob badan tahay dhulka Somalidu inu saxare isku badali dono ayaan umalaynaya🦍

mantuban nasib yeshay😂
22/08/2025

mantuban nasib yeshay😂

To join the league
05/01/2025

To join the league

Address

Somalia
Guru Har Sahai

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khaaled posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share