Bodgale

Bodgale Bodgale facebook dhacdoyinka geska africa

22/08/2025
22/08/2025
22/08/2025

Kenya ayaan hadda ka soo baxey . Walaalkeey Cabdifitaax ayaana igu hubsadey garoonka. Toloow Xamar lugta mala soo marin karaa ?

Waxa igu daran waa in aan ka cabsanayo fuusto in la ii riixo.

08/08/2025
08/08/2025

Qalbi Naxariis Leh Waa Hadiyad Rabbaani ah
Dunida ma aha waxa lagu qiimeeyo xoolo ama magac, balse qalbi naxariis leh ayaa ah hanti aan la cabbiri karin. Waxaa jira dad Ilaahay u doorto in ay noqdaan garab iyo gargaar xilli cid walba kaa jeesatay, iyagaa kuu taagan.

Walaalkay, naxariista aad ii muujisay waa astaan dhab ah oo walaaltinimo iyo damiir Soomalinimo ah. Mahad Alle ha kugu sugnaato. Sidii aad u garab istaagtay, Ilaahay ha kuu noqdo garab Qabriga iyo Aakhiro.

Dadka qalbi wanaagsan, waa kuwa Ilaahay jecel yahay. Adiguna, waxaad noqotay tusaalahaas nool.

Hadey qormadaan ku soo gaarto fadaln dheh
Like sher mahadsanid.

06/04/2025
19/03/2025
19/03/2025

Address

My Page Bogale
Nairobi

Telephone

+254722112619

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bodgale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bodgale:

Share