29/05/2024
Madaxda Puntland iyo Xisbiyada Siyaasadda ee Mideeye, Horseed, Sincad, Ifiye, Mustaqbal, Shaqaalaha, Runcad iyo Kaah ayaa sheegey in ay isku raaceen in Doorashada qof iyo cod ee saddexda degmo ee Garoowe, Godobjiiraan iyo Dangorayo la qabto inta ka horeysa 1-da August 2024.
Sido kale waxay ka codsadeen in shacabka seddexdas degmo ay codkooda dhiibtan.
Seddexdan degmo ayaa gudiga doorashoyinka hakiyeen kadib markii uu khilaaf ka yimid.