Arag Bila Optical & EyeCare

Arag Bila Optical & EyeCare Arag Bila Optical and EyeCare is a home of Quality eye care with best quality frames and lenses along with specialty contact lens, prosthetic.

Muuqaal Casri Ah iyo Kalsooni Buuxda! 💼✨📍 Xarunteena: Garowe, Meeraysane Road📞 Nala soo xiriir si aad u ballansato baari...
23/08/2026

Muuqaal Casri Ah iyo Kalsooni Buuxda! 💼✨

📍 Xarunteena: Garowe, Meeraysane Road
📞 Nala soo xiriir si aad u ballansato baaritaan indhaha ah ama aad u dalbato frame-kaaga.

Hambalyo dhamaan shacab waynaha rer puntland @ #
31/07/2026

Hambalyo dhamaan shacab waynaha rer puntland @ #

Arag Bila Optical 👓 😱QIIMO DHIMIS GAAR AH – 30% DISCOUNT! 🔥 Kaliya waxay soco naysa 5 days. Only Ku eeg. AUGOST 2 Arag B...
27/07/2026

Arag Bila Optical 👓 😱

QIIMO DHIMIS GAAR AH – 30% DISCOUNT! 🔥
Kaliya waxay soco naysa 5 days. Only
Ku eeg. AUGOST 2

Arag Bila Optical waxay kugu tala gashay sanad guurada . Puntland ow geed 30% qiimo dhimis ah dhammaan muraayadaha indhaha . Xaragadaba.

✅Frames tayo sare leh
✅Sunglasses casri ah oo Original ah
✅ Qiimo jaban oo la awoodi karo

Ha seegin fursaddan mihiimka ah!
Kaalay maanta oo ka faa’iidayso qiimo dhimis 30% ah.

📍 Goobta:) puntland. Garowe -
📍meeraysane road
Ama mire awaare stadium dhabarka ku haysa


📞 La xiriir: (907795468 , 7912801 ,5914486 )

✨ Arag Bila Optical – Aragti Cad, Qiimo Wacan! ✨

Muqaalkaaga ku kalsoonaaw! ✨Waxaa Arag Bila Optical idiin diyaarisay frame-kan cusub ee raga, kaas oo isugu jira naqshad...
13/07/2026

Muqaalkaaga ku kalsoonaaw! ✨
Waxaa Arag Bila Optical idiin diyaarisay frame-kan cusub ee raga, kaas oo isugu jira naqshad casri ah (Madow) iyo faahfaahin dahabi ah oo bilicda u sii kordhinaysa. Waa frame adag oo ku habboon maalin kasta iyo shaqada.
📍 Garowe, Meeraysane Road
📞 Nala soo xiriir si aad u hesho kaaga!

Gentlemen design    #Arag Bila Optical 👓Frame casri ah oo loogu talagalay raga raba muqaal deggan oo soo jiidasho leh. M...
11/07/2026

Gentlemen design #

Arag Bila Optical 👓
Frame casri ah oo loogu talagalay raga raba muqaal deggan oo soo jiidasho leh. Midab madow oo deeqsi ah iyo details dahab ah oo dhanka geeska ah.
Ku soo dhawaada xarunteena Garowe si aad u tijaabisaan!

Style-kaaga iyo Muraayaddaada! ✨👓Muraayaduhu maaha kaliya daawo, ee waa qayb ka mid ah shakhsiyaddaada iyo quruxdaada. X...
10/07/2026

Style-kaaga iyo Muraayaddaada! ✨👓

Muraayaduhu maaha kaliya daawo, ee waa qayb ka mid ah shakhsiyaddaada iyo quruxdaada. Xarunteena waxaad ka helaysaa Frames-yadii ugu dambeeyay ee caalamka:

1️⃣ Midka Classic-ga ah (Madow). 2️⃣ Midka casriga ah (Round/Wareeg). 3️⃣ Midka xarragada ah (Metal).

Midkee dooran lahayd adigu? Midka aad ugu jeceshahay nambarkiisa noogu reeb comments-ka! ✍️👇

📍 [meeraysane road ] 📞 [0907795468’7912801] bila Optics

22/05/2026

Address

MEERAYSANE Road
Garowe

Telephone

+252907726594

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arag Bila Optical & EyeCare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share