Nadaara Optics

Nadaara Optics Nadaara Optics and eye care based in Garowe Somalia

  Frames cusub oo rag iyo dumarba leh ayaa kuugu diyaara Nadaara Optical And Eye care.wadada guureeye kaso horjeedka xaf...
23/08/2026

Frames cusub oo rag iyo dumarba leh ayaa kuugu diyaara Nadaara Optical And Eye care.

wadada guureeye kaso horjeedka xafiiska eithopian air line ana wac

7187175 7795468

Hambalyo dhamaan shacab ka rer puntland
31/07/2026

Hambalyo dhamaan shacab ka rer puntland

Nadaara Optics 👓 😱QIIMO DHIMIS GAAR AH – 30% DISCOUNT! 🔥 Kaliya waxay soco naysa 5 days. Only Ku eeg. AUGOST 2 Nadaara  ...
28/07/2026

Nadaara Optics 👓 😱

QIIMO DHIMIS GAAR AH – 30% DISCOUNT! 🔥
Kaliya waxay soco naysa 5 days. Only
Ku eeg. AUGOST 2

Nadaara Optics waxay kugu tala gashay sanad guurada . Puntland ow geed 30% qiimo dhimis ah dhammaan muraayadaha indhaha . Xaragadaba.
Ku eeg 1 Augost

Ha seegin fursaddan mihiimka ah!
Kaalay maanta oo ka faa’iidayso qiimo dhimis 30% ah.

📍 Goobta:) puntland. Garowe -
📍guureeye road
Ama ka so horjeedka Ethiopian airline xafiiskoda


📞 La xiriir: (907795468 , 7187875 )

Nadaara Optics– Aragti Cad, Qiimo Wacan! ✨

 # Xarragadu  waa u dhalasho! 🌟Muraayadda saxda ah waxay beddeshaa muuqaalkaaga oo dhan. Soo iibso muraayadaha sunglasse...
02/06/2026

# Xarragadu waa u dhalasho! 🌟

Muraayadda saxda ah waxay beddeshaa muuqaalkaaga oo dhan. Soo iibso muraayadaha sunglasses-ka ee ugu quruxda badan magaalada.

📍 Waxaan ku yaallaa: guureeye road]
📞 Nagala soo xiriir: [907157179 ,7795468,

.

Macmiil waxaan kuu keennay dalab cusub VIP Glasses 🕶️. Nagu soo booqo xaruntayada Garowe, jidka Guureeye.0907157179
18/02/2026

Macmiil waxaan kuu keennay dalab cusub VIP Glasses 🕶️.

Nagu soo booqo xaruntayada Garowe, jidka Guureeye.

0907157179

17/02/2026
DALAB CUSUB 🎊🚨👓Nagu soo booqo Xarunta NADAARA OPTICS, Garowe. Waxaad ka heli doontaa muraayada u qalama xaragadaada.Kaso...
25/11/2025

DALAB CUSUB 🎊🚨👓

Nagu soo booqo Xarunta NADAARA OPTICS, Garowe. Waxaad ka heli doontaa muraayada u qalama xaragadaada.

Kasoo horjeedka xafiiska Ethiopian Airways.

Whats’app: 0907187179

16/11/2025

Ku soo dhawoow muraayadaha casriga ah ee ilaalinaya indhahaada isla markaana ku siinaya muuqaal soo jiidasho leh!
✨ Stylish, raaxo leh, oo u adkaysata qorraxda kulul!
💯 Ku habboon socodka maalinta, safarrada, iyo muuqaal qurux badan oo maalinkasta

✨ Okiyaalo cusub ayaa yimid! Qaabyo casri ah, midabyo kala duwan, iyo qiimo qof walba uu gaari karo. 👓 😎 “Indhaha ha u d...
12/08/2025

✨ Okiyaalo cusub ayaa yimid! Qaabyo casri ah, midabyo kala duwan, iyo qiimo qof walba uu gaari karo. 👓

😎 “Indhaha ha u daayin qorraxda – u daa okiyaasha cusub ee fashion-ka ugu dambeeya.

Macmiil welcome NADAARA OPTICs kala soo xiriir

Tell: 0907187175,0907187179

Address

Jidka Islaam Mohamed, Opposite Of Ethiopian Airways Office
Garowe
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:00
Tuesday 07:30 - 22:00
Wednesday 07:30 - 22:00
Thursday 07:30 - 22:00
Friday 07:30 - 22:00
Saturday 07:30 - 22:00

Telephone

+252907735120

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nadaara Optics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nadaara Optics:

Shortcuts

Share