Zaak Design

Zaak Design Zaak Design

πŸš€ Ma rabtaa in ganacsigaaga uu ka muuqdo Social Media?Zaak Design ayaa kuu diyaarinaya xal dhammaystiran!⭐ 1. Sidee Soci...
16/11/2025

πŸš€ Ma rabtaa in ganacsigaaga uu ka muuqdo Social Media?
Zaak Design ayaa kuu diyaarinaya xal dhammaystiran!

⭐ 1. Sidee Social Media u qaadi kartaa ganacsigaaga?
Waxay ku kordhinaysaa iibka, macaamiisha, iyo sumcadda ganacsigaaga.

⭐ 2. Xalka saxda ah maxaa noqonaya?
Brand muuqda + Design xirfadle + Qoraal soo jiidasho leh.

⭐ 3. Haddaba meesha kuugu habboon?
πŸ‘‰ Waa Zaak Design – meesha hal-abuurka iyo tayada ay isku daraan.

⭐ 4. Xalkaaga annagaa daboolayna!
Waxaan kuu samaynaa:
🎨 Posters & Social Media Designs
πŸ“Œ Logo & Branding
πŸ“ˆ Ads Designs
⚑ Delivery degdeg ah

πŸ“© Nala soo xiriir maanta oo bilow horumarka ganacsigaaga!

Zaak Design waxay raadinaysaa qof Digital Marketing ah!Ma tahay qof hal-abuur leh oo jecel suuq-geynta onlaynka ah?Hadda...
12/11/2025

Zaak Design waxay raadinaysaa qof Digital Marketing ah!

Ma tahay qof hal-abuur leh oo jecel suuq-geynta onlaynka ah?
Hadda waa fursaddaada!

Waxaan raadineynaa:

Khabiir ama qof karti u leh Digital Marketing

Aqoon u leh Social Media Ads, SEO, Content Creation iyo Brand Promotion

Qof hal-abuurnimo leh, daacad ah oo diyaar u ah inuu la shaqeeyo koox xirfad leh

Macmiil qiimo leh,Ha welwelin β€” waan kuu samayn karnaa si xirfadle ah oo tayo sare leh.Kooxdayadu waxay hubin doontaa in...
12/11/2025

Macmiil qiimo leh,
Ha welwelin β€” waan kuu samayn karnaa si xirfadle ah oo tayo sare leh.
Kooxdayadu waxay hubin doontaa in adeegga aad hesho uu noqdo mid degdeg ah, nadiif ah, oo ka turjumaya xirfad dhab ah.

Ku kalsoonow, natiijadu waa kaamil! βœ…

Saadaali kulanka caawo waxaa tabagalinaayah Haleel Real Estate nasiib wacan
04/11/2025

Saadaali kulanka caawo waxaa tabagalinaayah
Haleel Real Estate nasiib wacan

Sadaali ciyaarta maantay waax tabagaliyaya HELEEL REAL ESTATE nasiib wacan
26/10/2025

Sadaali ciyaarta maantay waax tabagaliyaya HELEEL REAL ESTATE nasiib wacan

Saadaali oo kugulay sow $15 ciyaarta caawa
19/10/2025

Saadaali oo kugulay sow $15 ciyaarta caawa

CHUMA KARIIM "Ku soo dhowaada Zaak Design 🎨✨Halkaan waxaad ka heli doontaa naqshado qurux badan oo tayo sare leh, ku hab...
03/10/2025

CHUMA KARIIM "Ku soo dhowaada Zaak Design 🎨✨
Halkaan waxaad ka heli doontaa naqshado qurux badan oo tayo sare leh, ku habboon baahidaada iyo ganacsigaaga."

Macaamiil kasta oo cusub waa sheeko cusub β€” aad ayaan ugu mahadcelinaynaa kalsoonida iyo fursadda
23/09/2025

Macaamiil kasta oo cusub waa sheeko cusub β€” aad ayaan ugu mahadcelinaynaa kalsoonida iyo fursadda

✨ Ma u baahan tahay social media poster soo jiidasho leh?βœ… Waxaan kuu sameyneynaa posters xirfad leh oo casri ahβœ… Ku hab...
17/09/2025

✨ Ma u baahan tahay social media poster soo jiidasho leh?
βœ… Waxaan kuu sameyneynaa posters xirfad leh oo casri ah
βœ… Ku habboon Instagram, Facebook iyo TikTok
βœ… Soo jiita macaamiishaada isla markaana kor u qaada ganacsigaaga

πŸ‘‰ Dalbo maanta si aad uga dhex muuqato tartanka!

Ku soo dhawaada Zaak Design – meesha hal-abuurka iyo xirfadda ay isugu yimaadaan si ganacsigaaga loo kobciyo. Waxaan hal...
07/09/2025

Ku soo dhawaada Zaak Design – meesha hal-abuurka iyo xirfadda ay isugu yimaadaan si ganacsigaaga loo kobciyo. Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawino adigoo helaya design-yo tayo sare leh oo saamayn joogto ah ku yeesha macaamiishaada.

Adeegyadeena waxaa ka mid ah: 🎨 Logo Design πŸ–ΌοΈ Poster Design πŸ“± Social Media Design πŸ“„ Flyer Design

Ha ka welwelin – kaliya nala soo xiriir, annaga ayaa ka shaqaynayna naqshaddaada

πŸ“ž WhatsApp:0906593337 / 0905230889

Address

Garoowe Puntland Somaalia
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaak Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share