Talaabso offical

Talaabso offical Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Talaabso offical, Women's clothes shop, Hargeisa.

ku soo dhawaada Talaabso collectionwax walba oo ku saabsan kabaha cabaayadaha iyo dhamaan All collection ku saabsan meel...
22/05/2026

ku soo dhawaada Talaabso collection
wax walba oo ku saabsan kabaha cabaayadaha iyo dhamaan All collection ku saabsan meel walba oo aad jooto free delivery hada soo dalbo oo hada hel
☎️ 063-6333889☎️063-9128239🇸🇴🇪🇹🇩🇯🇰🇪🛵🚚🛫
|| #𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚 || #𝐁𝐮𝐫𝐜𝐨 || #𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 || #𝐂𝐞𝐞𝐫𝐢𝐠𝐚𝐚𝐛𝐨|| #𝐁𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚 || #𝐁𝐚𝐫𝐛𝐞𝐫𝐚 || #𝐁𝐮𝐮𝐡𝐨𝐨𝐝𝐥𝐞 || #𝐖𝐚𝐣𝐚𝐚𝐥𝐞 || #𝐉𝐢𝐠𝐣𝐢𝐠𝐚 || #𝐃𝐢𝐫𝐞𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚 || #𝐆𝐨𝐝𝐞𝐲|| #𝐃𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱𝐛𝐮𝐮𝐫 || #𝐖𝐚𝐫𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 || #𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 || #𝐐𝐚𝐛𝐫𝐢𝐝𝐚𝐡𝐚𝐫|| #𝐅𝐢𝐢𝐪 || #𝐇𝐞𝐫𝐞 || #𝐆𝐚𝐫𝐨𝐰𝐞 || #𝐐𝐚𝐫𝐝𝐡𝐨 || #𝐁𝐨𝐬𝐚𝐬𝐨|| #𝐆𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐚𝐲𝐨 || #𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 || #𝐁𝐚𝐲𝐝𝐚𝐛𝐨 || #𝐁𝐮𝐫𝐭𝐢𝐧𝐋𝐞 || #𝐆𝐚𝐥𝐠𝐚𝐝𝐮𝐮𝐝 || #𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐲𝐨||

waxan dhamaan macamiisha sharafta leh ugu bushaarynyna saboonhi orginalka aha aan keenay1.saboon daaus waa saboon lagu s...
17/09/2018

waxan dhamaan macamiisha sharafta leh ugu bushaarynyna saboonhi orginalka aha aan keenay
1.saboon daaus waa saboon lagu sameeyay dalka maroco oo ah hoyga qurxinta dabiciga ama herbal wa saboon ku cadeenysa ku nadiifinysa madmadwaga iyo finanka ka yareenysa waad dareemi donta isbadlka 1.5$ only
2.saboonta yugurt waxa lagu sameeya tailand saboontan waxa laga sameeyay yugurt jidhka iyo wajiga aad u nadifnaysa wanay ku cadeenaysa 1 week ku dareemaysa 2$ only
3.saboonta papaya RDL saboon orignal weeye dadka isticamaly wa garnayaan faidooyinkeeda wajiga oo ay ka yareenayso wixi problems ah wanay nuurinysa ama cadeeynasa 2$ only
wixi fahahin kala xidhiidh 0634871666
Location kasoo horjeedka oritlka fooqa zaadka ku xiga dabaqa ka sareeyay ramadaan pharmacy

asc waxan dhamaan idiin ogaysinya in ay Z&Z keentay creamo orginal ah oo natural ah body and face waxaad goree face whit...
16/09/2018

asc waxan dhamaan idiin ogaysinya in ay Z&Z keentay creamo orginal ah oo natural ah body and face waxaad
goree face whitening cream 5$
goree body whitening lotion 6$
fatima body whitening lotion 6$ waxaad ka helysa kasoo horjeed orietlka dabaqa zaadka ku xiga dabaqa ka sareeya ramdan pharmacy kala xidhiid numberdan 0634033903, 0634871666 GOBAAD FASHION HOUSE

Jumca mubaraka dhamaan macmiisha Z&Z  waxaan ogaysiinanaya in discount ku sameenay victoria secret perfumed lotion ans b...
28/06/2018

Jumca mubaraka dhamaan macmiisha Z&Z waxaan ogaysiinanaya in discount ku sameenay victoria secret perfumed lotion ans body sprayga from 15 to 8$ only qofka lotion iyo sprayga wada qaadta wa 15$ only
50%DISCOUNT
Suuqa hargysa kasoo horjeedka orietlka fooqa zaadka ku xiga dabaqa ka sareeye ramadan pharmacy 0634871666 iyo 0634033903

Asc dhamaan macmiisha olay day and night cream wa  25$only  labada, qof ka xabad iibsanya wa 13$Anti wrinkle cream with ...
23/06/2018

Asc dhamaan macmiisha olay day and night cream wa 25$only labada, qof ka xabad iibsanya wa 13$
Anti wrinkle cream with gold and cream 8$
locationka waa suuqa hoose kasoo horjeedaka fooqa zaadka dabaqa ka sareeya pharmacy ramdan meherda gobaad fashion house
Tell 0634871666 ama 4033903

H**e u gaadha uunisiga carbeed wa uunsiyo aad u udgoon iyo fazaac cuudZ&Z perfumes and natural products waxaad ka helays...
17/06/2018

H**e u gaadha uunisiga carbeed wa uunsiyo aad u udgoon iyo fazaac cuud
Z&Z perfumes and natural products waxaad ka helaysa uunsi carbeed iyo cuudkii wixi faahfahin kala xadhiidh 0634871666 ama 0634033903
Goobta waa ka soo horjeedak oriatlka waxa u ku xiga fooqa zaadka dabaqa ka sareeya ramdan pharmacy GOBAAD FASHION HOUSE fashion house

Asc  dhamaan macamiisha Z&Z  ciid mubaraak, waxaan idinku busharaynayna in alaab cusub   oo qurxinta aan keenay 1 xinaha...
12/06/2018

Asc dhamaan macamiisha Z&Z ciid mubaraak, waxaan idinku busharaynayna in alaab cusub oo qurxinta aan keenay
1 xinaha cad , xinaha cad iyo hurud mix ah faido uleh wajiga nadiifintuisa caydantiisa wu ka binya inshallah hadhka madamadawga iyo haaraha iyo wrinkles ka waxa kale oo isticmali karta jidhka nadiifintiisa
2.xamaam maqribiga oo saliid zaytoon leh
3. Face mask oo khayaar ah waxay ka kooban tahay 8 pags lagu talaglay wajiga cadeentisa iyo nafaqeentiisa
4. Saliiduhi timaha oo wax yar ka sii yalaan khirwac, jirjiir, xabasuud, dacar

Ramadam mubarak waxan dhamaan macamiisha sharafta leh ugu bushaarynyna saboonhi orginalka aha aan keenay1.saboon daaus w...
10/06/2018

Ramadam mubarak waxan dhamaan macamiisha sharafta leh ugu bushaarynyna saboonhi orginalka aha aan keenay
1.saboon daaus waa saboon lagu sameeyay dalka maroco oo ah hoyga qurxinta dabiciga ama herbal wa saboon ku cadeenysa ku nadiifinysa madmadwaga iyo finanka ka yareenysa waad dareemi donta isbadlka
2.saboonta yugurt waxa lagu sameeya tailand saboontan waxa laga sameeyay yugurt jidhka iyo wajiga aad u nadifnaysa wanay ku cadeenaysa 1 week ku dareemaysa
3.saboonta papaya RDL saboon orignal weeye dadka isticamaly wa garnayaan faidooyinkeeda wajiga oo ay ka yareenayso wixi problems ah wanay nuurinysa ama cadeeynasa wixi fahahin kala xidhiidh 0634871666
Location kasoo horjeedka oritlka fooqa zaadka ku xiga dabaqa ka sareeyay ramadaan pharmacy

10/06/2018

Wow

Asc wa lotion cadar  ah aad u udgoon oo victoreia secert ah waxad kahelaysa kasoo horjeedka orietlka fooqa zaadka ku xig...
06/06/2018

Asc wa lotion cadar ah aad u udgoon oo victoreia secert ah waxad kahelaysa kasoo horjeedka orietlka fooqa zaadka ku xiga ramdan pharmcy dushiisa qimaha wa.15$
wixi faahfahin kale xidhiidh
Tel No :0634871666
Tel No: 0634033903

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talaabso offical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share