Aadan aw cilmi

Aadan aw cilmi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aadan aw cilmi, Hargeisa.

21/02/2021

Ilaahay baan ku dhaartee waxa loo socdaa maaha Farmaajo ee waa qaranimadeena iyo in dib la inoo celiyo oo dhulkeena iyo baddeena la qaybsado.

Waxay arkeen horumarka aynu gaarnay iyo inaysan jirin cid ina celin karta Beri hadii aan maanta la ina qaban oo dagaal sukeeye dalkeena la gelin.

Soomaaliyeey aan qaranimadeena ilaashano oo shisheeyaha iyo calooshood u shaqaystayaasha la socda aynu gacan bir ah iskaga qabano.

Ciidanka qaranka oo haybadaa leh in la burburiyo oo la magac dilo dooni mayno, maleeshiyaad beeleed dooni mayno, Ilaahay baanu ka magan galnay.

Ku soodha woow carwo zhariqa to laascanod
25/01/2021

Ku soodha woow carwo zhariqa to laascanod

WAXAASOO MIIDHAN BAA KU CAYAARAYA. SHARAFTA DEEGAMADA SSC
01/01/2021

WAXAASOO MIIDHAN BAA KU CAYAARAYA. SHARAFTA DEEGAMADA SSC

31/12/2020

Guul guul Banaadir 2-2. Maqal majiraa.

31/12/2020
Ceesha ciyaaarta halaga daaayoOdaygana uskaga halaga daayo 😀😅🤣🤣😂Waxaasi waaa jaahilnimo
28/12/2020

Ceesha ciyaaarta halaga daaayo
Odaygana uskaga halaga daayo 😀😅🤣🤣😂
Waxaasi waaa jaahilnimo

28/12/2020

Waxaan Bulshada u Cadaynaya inaanan Tegin Muqdisho Balse Sawirku aha Prank 😁

Address

Hargeisa

Telephone

+252634163515

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadan aw cilmi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share