Suhayr cumar

Suhayr cumar Mubarig nikan weeyi hadalaaya

Noloshu waa sida giraan wareegsan oo kale hamiguna waa dayax meel sare ka muuqda
01/03/2024

Noloshu waa sida giraan wareegsan oo kale hamiguna waa dayax meel sare ka muuqda

28/02/2024

●Sadrigaa dhexdiisiyo saableyda dhabarkiyo
●Sanbabada sintoodaa wadnahaad ku saaqdoo
●Hurdo seexan waayòo saama laylbaan ahaadaa
●Saqda dhexe habeenkii naftu soo sastaayoo
●Suradaada wacanbaan sahwigani ka qaadoo
●Qalbigaa siman kugu amaanoo sifahaaga sheegee
●Suleekhaay waxad tahay samo mid lagu soo barbaarshoo
Sawraceedu uu yahay hido soo jireeniyo
●Saxansaxo udgoonoo iga maydhey silacii
●Sikin qudha kaama maarmi karo suleekhay
●Ruuxda waan ku siiyee sacabada usoo dhigo
●Soo dhaweynta ugu deeq sirta caashaqeenana
●Yuu sarin cadaawuhu ka saameel xogteenana

23/02/2024

Maxaan kugula doodaa
Miyaad I. Daweyn kartaa
Mise dadkaan kaa xigaa
Damiirkaagu nacas miyaa
Mise anigaa damiinoo
Dusha kaa ilaashada

15/12/2023

Darbigoo roob ku da'ayoo intuu doogu soo baxay
Barkadahana dunuufya biyuhu ay dibada jiifaan
Dadku wada dikriyayaan hadana da'a yartii sow
Lama kala dureynoo hablihii guudka dabi jirey
Dayib dushiisiyo jabiga sare lama soo dul dhigin
Oo daraha hargaysiyo lama keenin dibadaha
Habada doobkii la ciilee laga direy dajiya iyo
Dulmartii uu doortee dugsigaa dhaxanta caliyo
U ahayd dadabtuu ku dagi lahaa ama diirsanlaa
wataa daadku qaadee talow yaa damqanayee
In uun damiirlee intuu dookhu qaayibey ee
Dabayshiyo dibada jiiftee dilayaan dhaxamuhu
dadab yaa u dhisi kara deeqaa guri u gayn kara

Talow ma ii daanyeeriNumber kiisa soo tuuraTacabkiisa aan doonteeTu lacaga yaa waydiinyaTiro aan badneyn ii taagaAyey ku...
15/12/2023

Talow ma ii daanyeeri
Number kiisa soo tuura
Tacabkiisa aan doontee
Tu lacaga yaa waydiinya
Tiro aan badneyn ii taaga
Ayey ku tiraabeysooyoo
Hungurigaa tib leekaada

20/05/2023

Halkan ka daawo muqaalo kale oo xiise leh Si uu naftaada u badbaadiyo mobile kaagu, samee qaab kan 😊🚨💔 👉https://bit.ly/3uO8HDd4 Robot oo kuu qaban kara s...

29/01/2023

Ma rabtaa dalxiis quruxbadan oo aad waayo badan xusto hadaba haday jaabtu haa atahay ku soo dhawoow shirkada dalxiis ka ee samaale tourism oo dalkaga hooyo kaga daah furtay dalxiis qurux badan oo leh adeegyo tayo leh sida cuntooyin fudud sawiro quruxbadan camera iyo iPhone labadaba internet free ah hadaba ha moogaan samaale tourism
Nagala soo xidhiidh numberka shashada ku qoran http://Wa.me//2520636598155

23/01/2023

*Dalxiiska Weekan*

_Laasgeel_

*Malmaha la baxayo*
Waa khamista iyo Jicmahaba

*Wakhtiga la baxayo*
Waa 7:00 ila 7:30

*Goobta laga baxayo*
Suuqa hoose ama bartamaha
Magalada haregeia
*Qiblada masajidka Cali matan*

Adeega safarka

1:- Sawiro ( Camara & iphone )

2:- cuno fudud iyo cabitan
Fg:- *_Qado kuma jirto ( Qofkasta jeebkisu ka qadaynaya)_*

3:- maad iyo madadalo

*ADEEG DHEERI AH*

1:- Free wifi ( Internet Bilaash ah)

*FG :- Qofka safar dalbada ama book garaysta wuxuu xaq u leeyahay in uu lacagtisa lo celiyo ama u safarka ka laabto ugu yaran markay time la baxay 24Saac ka dhimantahay*

Tourism

_Daah furka dalka hooyo!_

*Dalxiiska Weekan*_Laasgeel_*Malmaha la baxayo*Waa khamista iyo Jicmahaba *Wakhtiga la baxayo*Waa 7:00 ila 7:30*Goobta l...
22/01/2023

*Dalxiiska Weekan*

_Laasgeel_

*Malmaha la baxayo*
Waa khamista iyo Jicmahaba

*Wakhtiga la baxayo*
Waa 7:00 ila 7:30

*Goobta laga baxayo*
Suuqa hoose ama bartamaha
Magalada haregeia
*Qiblada masajidka Cali matan*

Adeega safarka

1:- Sawiro ( Camara & iphone )

2:- cuno fudud iyo cabitan
Fg:- *_Qado kuma jirto ( Qofkasta jeebkisu ka qadaynaya)_*

3:- maad iyo madadalo

*ADEEG DHEERI AH*

1:- Free wifi ( Internet Bilaash ah)

*FG :- Qofka safar dalbada ama book garaysta wuxuu xaq u leeyahay in uu lacagtisa lo celiyo ama u safarka ka laabto ugu yaran markay time la baxay 24Saac ka dhimantahay*

Tourism

_Daah furka dalka hooyo!_
http://Wa.me//2520636598155

Address

Hargeisa

Telephone

+252636598155

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suhayr cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share