Ayaanle Roople

Ayaanle Roople kani waa page kayga rasmigaa oo aad igala soconkartaan dadkaygiiyoow xigmado iyo talooyin

Congratulations wll luqmaan iyo dumaashi raxma
06/08/2022

Congratulations wll luqmaan iyo dumaashi raxma

Qof noocaas ah oo hadana rabta inaan lala guursan noo wac🤣🤣
13/07/2022

Qof noocaas ah oo hadana rabta inaan lala guursan noo wac🤣🤣

Dadka qaar waxay jecel yihiin ilaalinta aadmaha qalbiyadooda mana ku guulastaan  inay iyakuna farxaan sababta oo ah kuwa...
07/07/2022

Dadka qaar waxay jecel yihiin ilaalinta aadmaha qalbiyadooda mana ku guulastaan inay iyakuna farxaan sababta oo ah kuwa ay ilaalinayaan waxay noqdaan kuwo mooda inuu yahay qofkani daciif ah.

Haa way dhacdaa inay iyakuna ogaadaan ka dib markii ay waayaan qalbi daacad ah oo u daryeela sidii kay cidleeyeen u ahaa daryeelaha, ka war hayaha, hagaha, xidhiidh badanaha iyo u naxariistaha alle ka sokow

Ayaanle Roople

Dumarka jano aan ahayn aduunka kuma ogi Soo mention garee dumarka mid kugu qaalisan oo Ugu hanbalyee inay kaa gobsan tah...
06/06/2022

Dumarka jano aan ahayn aduunka kuma ogi
Soo mention garee dumarka mid kugu qaalisan oo
Ugu hanbalyee inay kaa gobsan tahay ❤

Waxaanu diyaar u nagay inaanu kuu samayno muuqalo ku raali galiya
22/11/2020

Waxaanu diyaar u nagay inaanu kuu samayno muuqalo ku raali galiya

Yuuzuf yacquub yuuzuf ayaa ayaa xaalad flcafimaad laagu qaaday dalak aynu jaarka nahay Ethiopia Alle hakaa zoo ziiyo caa...
17/11/2020

Yuuzuf yacquub yuuzuf ayaa ayaa xaalad flcafimaad laagu qaaday dalak aynu jaarka nahay Ethiopia
Alle hakaa zoo ziiyo caafimaad inzha allah

Address

Main Road
Hargeisa
QUDHACDHEER

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:00
Thursday 07:00 - 16:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00

Telephone

+252634223962

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayaanle Roople posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share