14/07/2024
β.. Xiddigta maanta waa oil πΎ..
πΈ .. Waxaa lagu tiriyaa inay ka mid tahay saliidaha dabiiciga ah ee ugu wanaagsan timaha..π€© waxayna qani ku tahay fiitamiin E oo ah caafimaadka iyo nafaqeynta timaha, kaliya intaas oo kaliya ma ahan ee waa dawo muhiim ah oo waxtar u leh timaha qallafsan..π
πΈ ..Faa'iidooyinka ay leedahay waxaa ka mid ah:π
π Kor u qaadida koritaanka timaha.
π Koritaanka meelaha bannaan.
π Daawaynta timaha daata.
π Nafaqaynta timaha iyo ka hortagga qallaylka.
π Ka qayb qaadashada daawaynta damageka timaha soo gaadhay, dheeraynta iyo bixintiisa.
πΈ .. Saliida Zeina waa mid lagu kalsoon yahay oo waxtar leh..π
π₯ Kaalay tijaabi oo daawo quruxda timahaaga..π€©
πΈ .. Waxay kaloo ku habboon tahay carruurta πββοΈ
Boos sii qabso oo nala soo xidhiidh ..ππ
To order this oil call this number π
Whatsapp: 63 8173358
Hargeisa, Somaliland