27/01/2026
Madaxweynaha dalka Nigeria Bola Ahmed Tinubu ayaa ku dhacay madal soo dhawayn ahayd oo loo samaynayey madaxweynaha dalka Turkiga Rejeb Dayyib Erdogan kaas oo booqasho ku tegay Abuja.
Waxa la arkayey hoggaamiye Tinubu oo dhulka laga qaadayo ka dib markii uu kufay isaga oo soconaya.
Belo Tinubu oo dalka Nigeria loo doortay sannadkii 2023 kiii ayaa da'diisa lagu sheegay in uu jiro 74 sano isaga oo ka mid ah madaxda Afrika ee xilka qabtay iyaga oo dhaafay 70 sano taas oo marar badan ku keenta awood yaraan aad u xooggan.
Gallaydh TV