05/04/2023
Dharkii iida Hablaha π£π£π£
ManshaAllah Ramadan mubarak dhamaan macmiishayada aanu jecelnahay.
Waa kuwaas sawirada dharkii eidka ee hablaha ee aad naga sugayseen. Indhihiina markhatiya qurux iyo tayada.
So dhawaada.
qof aad rabto in u arko, xaaskaga, xaajigaaga, saxibada ama walaasha.