17/02/2026
Dhammaan umadda soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa bilashada bisha ramadan,
meel kastoo aad dunida ka joogtaan. ilaahey ha inaga dhigo kuwa ka faa'ideysta oo loogu danbi dhaafo bishaan barakeysan.