Amiir khadar page

Amiir khadar page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amiir khadar page, Apparel & Clothing, waxaad ka heli donta wax yaalo mihiima, Mogadishu.

23/04/2024

Idil ayruush vs axmed eeshcala
Dhaantadii garaadada somaaliyed gk ABRπŸ«…

13/10/2023

Daawo abwaan khaliif nageeye oo ah abwaanka As u goostay oo digniin culus u diray farmaajo
Maxaa aduunka yaab is daba yaala

I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰
13/10/2023

I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

"Rasuulkii alle ayaa maalin ooyey, markaa bay saxaabadu ku dhaheen: Maxaa kaa ooysiinayo rasuulkii allow ? Waxa uu ku yi...
10/08/2023

"Rasuulkii alle ayaa maalin ooyey, markaa bay saxaabadu ku dhaheen: Maxaa kaa ooysiinayo rasuulkii allow ? Waxa uu ku yiri : waxaan u xiisay axbabtayda, markaa bay dhaheen saxaabdu : miyaan annagu axbabtada ahayn rasuulkii allow ?
Markaa buu rasuulku ku yiri : may adinka asxabtayda baa tihiin, se axbaabtaydu waa qawm imaan doona gadaashay kuwaa oo i rumeen doona iyagoo i arkin "

Sida aan u rumeynay oo aan u jeclaany rasuulkii alle scw rabbi ha inoogu arzaaqo in aan jannada kula kulanno yaa rabb 🀲.

Dadka guuleysta waa dadka maamuli kara, jiheyn kara, maya dhihi kara naftooda, Waa dadka sameyn kara waxa u danta ah kan...
09/08/2023

Dadka guuleysta waa dadka maamuli kara, jiheyn kara, maya dhihi kara naftooda, Waa dadka sameyn kara waxa u danta ah kana digtoon waxaan dan ugu jirin. Maamul naftaada yey ku maamulin.

06/08/2023

Ugraynta geeska africa oo isku diyaarinaysa beerista qamadiga keep going

Sawirkan baan arkay Qoraalkii anigoon akhrin baa waxaas ishu igaga dhacday "Al-shabaab ee soo WAREERTAY mise SOO WEERART...
06/08/2023

Sawirkan baan arkay Qoraalkii anigoon akhrin baa waxaas ishu igaga dhacday "Al-shabaab ee soo WAREERTAY mise SOO WEERARTAY!?"
Imisa qof baan ku eedaynaa hawshaa wareertay🀣🀣

1-ninkii soo diyaariyay qoraalka
2-Mad'bacaddii soo daabacday waraaqda
3-Xafiiskii dalabka Iskalahaa ee loo geeyay
4-Mise Madaxwaynaha bixinayay "Shahaado sharafta wareertay"🀣🀣

Idinku u garnaqA aniga way iga waynaatee

Masuulka intaa sixi waayay maxaa laga sugayaa inuu saxo?
Mad'bacadda intaa sixi wayday maxaa laga sugayaa inay saxdo?
Xafiiska waxaa la soo shir-tagay maxaa laga sugayaa inuu keeno?

04/08/2023
Cilmigaaga oo bata Digsi ayuu ku dhex geliyaa!Prof-ka Aqoon lee Digsiga dhex galisay. πŸ€£πŸ˜…
04/08/2023

Cilmigaaga oo bata Digsi ayuu ku dhex geliyaa!Prof-ka Aqoon lee Digsiga dhex galisay. πŸ€£πŸ˜…

18 eedaysane ee Musuq maasuq lagu eedayay iyo qabiilada ay ka soo jeedaan. Halkaan ka aqrisoKuwa la xiray ee wadanka ku ...
07/07/2023

18 eedaysane ee Musuq maasuq lagu eedayay iyo qabiilada ay ka soo jeedaan. Halkaan ka aqriso

Kuwa la xiray ee wadanka ku sugan

1- Cabdulaahi Maxamed Cali (sheekhaal)
2- Maxamed Cadde Mukhtaar (cad cadka)
3- Cabdullaahi Maxamed Cosoble (muruusade)
4- Cumar Macallin Kutiin (abgaal)
5- Saabir Xasan Cabdi Nuur (HG)
6- Aadan Maxamed Cabdi (Mareexaan)
7- Abubakar Maxamed (abgaal)
8- Cabdiqaadir Cabdi Socdaal (muruusade)
9- Maxamed Aadan Cabdullaahi (Isaaq)

Kuwa Maqane/baxsad 8 hiraab ah iyo mid aan la hubin.

1- Cabdiraxmaan Cabdikariin Ibraahim(sheekhaal)
2- Cabdullaahi Daahir Weheliye(abgaal)
3- Cabdiwaaxid Muxsin Ibraahim
4- Muxiyadiin Xasan Julus (Saabey) (Abgaal)
5- Maxamed Idiris Axmed(abgaal)
6- Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi)(HG)
7- Cabdiqaadir Cilmi Cali(HG)
8- Maxamed Cali Caadle(abgaal
9- Abubakar Xasan Aadan((HG).

Idris Alteeso

28/06/2023

Gabay wacdi oo qalbiga ku taaba
Waxaan u baahanahay in aan qalbiga qoysano

28/06/2023

Wiilkii garxajis qamar sugaani oo
Jamaahirta so cimaamday aan kula ciidnoπŸ™πŸ’“

Address

Waxaad Ka Heli Donta Wax Yaalo Mihiima
Mogadishu
2525

Telephone

+251975715547

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir khadar page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share