Hanaa design future

Hanaa design future Hi I am hani I come from Somali I am designer

Asc  f&f jimca kariin  waa hanaa design   oo idinleh  hbnimo wngsn.
02/11/2018

Asc f&f jimca kariin waa hanaa design oo idinleh hbnimo wngsn.

Asc dhamaan bulsha weynta somaliyeed waxaan ogaysiinayaa  in aan idin qabanayo dhamaan  qurxinta xafladaha sida aroosyad...
19/09/2018

Asc dhamaan bulsha weynta somaliyeed waxaan ogaysiinayaa in aan idin qabanayo dhamaan qurxinta xafladaha sida aroosyada partska iyo dhamaan holalka shirarka lagu qabanaayo hadba nuucii aad doontaan ayaan idinkugu qurxin toonaa insha allah

Asc dhamaan bulsha weynta somaliyeed waxaan ogeysiinayaa in aan idin keenay. Go,sariireed casriya oo ka sameysan baati  ...
23/07/2018

Asc dhamaan bulsha weynta somaliyeed waxaan ogeysiinayaa in aan idin keenay. Go,sariireed casriya oo ka sameysan baati magaciisu yhy masale qiimaha Go,sariirka Waa $23 cidallaale cidii ka hesha waxey IGA soo wici karaan page numberkeyga

04/06/2018

Asc dhamaan umada soo maaliyadeed waxaan rabaa maanta inaan idinla qaybsado qiso dhaba we Ku saleysan nolol qofeed qisadaasi oo xambaarsan xanuun iyo murugo balse aythy nolol nasiibkeeda wadata hadaan horay ugalo qisa ayaa ah sidaas magaceygu waa Hani ama hanaa waxaan Ku dhashay magaalada muqdisho we dalka soo Qaaliya dabayaaqadii sanakii1998 aniga xiligii caruurnimadeydii waxba k**a xasuusto waayo waxaan anaa ciyaan oon aqoon Halka ay nolosheeda u hagi lahaa intii aan waxkartay waxaan xasuustaa aniga in aan waxbarashada bilaabay anigoo jiraab 11sano sanadkii 2010 waqtigii aan aniga waxbarashada bilaabay waxaa igarab daagneed aniga hooyadey oo marwaliba ii garab istaagi jirtay balse nasiibtari waqtigaan aniga aan soo gaaray dugsiga share hooyadey waxey ka niyadjabtay gabi ahaanba waxbarashada aad idil balse aniga waxaan kusoo dhabar adeegay waxaan bilaabay dadaalkii aanku dhameestiran lahaa waxbarashadeyda waana Ku guuleesty oo alle ayaa IMA garabkalay waxaan dhameeyey dugsigeyga sare sanadkii2015 balse nolosheyda wax iska ma badalin oo waxaan Ku qasaaray fursadii ugu danbeysay we waxbarashadeyda hadii aan intaas IGA soo gudbo waxbarashadeyda nolosheyda dhabta ah we aan kula noolaa familgeyga ayaa ah ayaa ah nolol aad u dhibaato badneed taaso ah mid dhibaatadeeda wadata familkeena waxaan ka koobnen 8 ruux labdeyda waalid iyo shan ilaa dhalaty wllkey ugu weyn waxaa uu anaa xaasle oo hasysta caruur aniga familgeyga waxba maala muusan haysan balse waxaan Ku noolen farxad iyo jacayl balse waayihii Danube waxaan sii kalnay burbur family nolosheyda waxbarasho iyo Dan family ba waxey ahaayen labo nolol oo aad u adag balse aniga waan u samray iska sanadkii 2015 waxaan soo maray guur kaa soo anaa mid aan aniga ukalay in aan isbadal fimlyba balse waxaa uu ugu noqday mid burburiya hamigii iyo nololeedba balse aniga waan usamray oo waxaan is ilowsiiyey in aan Ku qasaaray markale nolol kale sidaas at thy waxaan markale dhistay nolol cusub sanadkii markuu anaa 2017 waxaan Ku biiray saxafiyiinta ka shaqaysa gudaha dalka soomaliya waxaan ka shaqa bilaabay bishii 4 we sanadkii 2017 cidaacad kamid cidaacadaha ka howlkala gudaha dalka soomaaliya waxaan u shaqeynaayey mudo dhan 5 bilood kadibna waaan isaga soo dagay waxaan dareemay ineysan ahaynyn wadada aan nolosheyda Ku hormarinlahaa balse waxaan hadana goaansaday sanadkii 2018 in aan sameysto design ama naqshado. Dhareed waan Ku daalay iyagana maysan noqon kuwo igu daageero isbadal nololeed runtii aniga nolosheyda markii LA eego waxeythay nolol aan iftiin lahayn balse aniga wili ma aanan niyad jabin oo waxaan Hami u leeyhy in aan Jaamacad aan gali toono hadii aan dhiman runtii aniga nolosheyda waxey Ku saleysanthy m***i balse aniga ma aanan heli dad aniga igarab istaago oo aniga itaageero waxaan marwalba Ku hamiyaa inaan aniga jmcd u aado dalka India balse awoodeeda malihi aan isku dabaro laakin alle Ayaan marwalbo weydiistaa caaeimaad

Kusoo dhawaada alaab qiima jban iyo tayo wanaagsan katoono Kasbo online nagala soo xiriri +252616600645
14/05/2018

Kusoo dhawaada alaab qiima jban iyo tayo wanaagsan katoono Kasbo online nagala soo xiriri +252616600645

04/04/2018

Hi I am Hani. I coma from somalia I am a designer I just great my page a plz share and like my page thank you mar haba magaceygu Waa Hani waxaan ahay designer ama gabar taqaano habka dharka loo naqshadeeyo hadda Ayaan abuurtay page kan cusub waxaan rabaa inaad idinkoi mahadsan aad sphere iyo lake iyo comment aad iuga bixisaan page keyga iyo wiliba shaqadeyda waadna mahadsanthiin

Hanaa design future 200$
25/03/2018

Hanaa design future 200$

All desing you will need     you contect  hanaa design future she prepare  all design   you needed  she will do the best...
16/02/2018

All desing you will need you contect hanaa design future she prepare all design you needed she will do the best wey welcome to hanaa design future

Address

Yaaqshiid
Mogadishu
00000

Opening Hours

Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252616600645

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanaa design future posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share