09/01/2025
TRENDING NEW ARRIVAL 🚩
FARAANTI CAAFIMAAD OO CAAQIL AH
Faraantigan waa labis qurux badan, waana caaqil aad ku xiranayso telefonkaaga, waxaadna kala soconaysaa dhammaan dhaqdhaqaaqa caafimaad ee jirkaaga sida:
- Wadna garaaca
- Oxygiinka dhiigan SpO2
- Sleep monitoring ama hurdadaada iyo sida ay tahay.
- Stresska iyo walwalka iyo gaar ahaan dadka Panic attack iskaga shakisan.
- nooc kasto oo Sports ah sida orodka, gymka, yoga, gymka Buskuleetiga, banooniga iyo nooc kastoo gym ah.
- Waalidka da'da ah oo caafimaadkooda aad kala socon kartid telefonkaaga.
Dhammaan natiijada wuxuu kuugu soo gudbinaa appka faraantiga eed ku shan doontid telefonkaaga.
QIIMAHA $29.99
📌 xarunteenna Muqdisho, Via Layberia faahfaahin 0615038822 ama 0619400575