Horyaal Business Center HBC

Horyaal Business Center HBC U labbiso si aan h**e loo arag

01/06/2026

Waxaan idin keenay surwaaladii ugu dambeeyey ee U.S. POLO ASSN., kuwaas oo hadda diyaar ku ah xarumaheena Horyaal Business Center (HBC)

Dalbo hada ama soo booqo macaamiil Xarumaheena kala duwan :
📍 Hodan, KM4 – Soobe – Dhismaha TCC, Bakaaro
📞 0615288400 | 0615974089 | 0615501311 | 617932044

Waxaan hambalyo u direynaa ku guuleystaha saadaasha kulankii xalay dhexmaray Arsenal iyo PSG, Dhowrsan Abdi, oo ku guule...
31/05/2026

Waxaan hambalyo u direynaa ku guuleystaha saadaasha kulankii xalay dhexmaray Arsenal iyo PSG, Dhowrsan Abdi, oo ku guuleysatay abaalmarintii ay ugu talagashay Carwo HORYAAL BUSINESS CENTER. 🏆

Sidoo kale, waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaashii saadaasha, gaar ahaan kuwii si sax ah u saadaaliyay natiijada balse aan buuxin shuruudihii tartanka ama laga soo hormaray.

Waxaan idin rajeyneynaa nasiib wacan tartamada iyo fursadaha soo socda.

Ulabiso si aan h**ey loo arag, kana labiso HORYAAL BUSINESS CENTER.

30/05/2026

Saadaali Kulanka Weyn ee Caawa finalka Champions league
oo ku guuleyso labis qiimahiisu yahay $50

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐁𝐮𝐮𝐱𝐢 𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚𝐧
1.𝐏𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 𝐟𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 garee
2.𝐋𝐢𝐤𝐞 garee postiga
3.𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞 garee postiga
4.𝐂𝐨𝐦𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐤𝐮 𝐪𝐨𝐫 𝐬𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚, kuna Mention garee 3 qof asxaabtaada ah isla Commentigaas

🚫 Lama ogola edit comment
🚫 Qofkii laba comment sameeya waa laga reebayaa
𝐅𝐠: wakhtigu wuxuu ku eg yahay 7:00PM.

Ciid Mubaarak dhamaan macaamiisheena Horyaal Business Center. Hubi labiskaaga ee munaasabadda ciida, una labiso si aan h...
26/05/2026

Ciid Mubaarak dhamaan macaamiisheena Horyaal Business Center.

Hubi labiskaaga ee munaasabadda ciida, una labiso si aan h**ey loo arag, kana labiso HORYAAL BUSINESS CENTER.

Dalbo hada ama soo booqo macaamiil Xarumaheena kala duwan :
📍 Hodan, KM4 – Soobe – Dhismaha TCC, Bakaaro
📞 0615288400 | 0615974089 | 0615501311 | 617932044

24/05/2026

Yaan lagaa dhameysan Qamiisyada Ciidda!

Waxaa idiin diyaar ah Qamiisyada cusub ee Qadariga ah, kuwaas oo loogu talagalay qof kasta, kuna soo baxaya.

📍 TCC Mall: Hodan, KM4 – Soobe, Bakaaro
📞 Dalbo Hadda: 0615288400 | 0615974089 | 0615501311 | 0617932044

Jimco Wanaagsan dhammaan macaamiisheena sharafta leh.​Ha moogaan in aad Jimcahan noqoto qofka ugu labiska quruxda badan!...
22/05/2026

Jimco Wanaagsan dhammaan macaamiisheena sharafta leh.

​Ha moogaan in aad Jimcahan noqoto qofka ugu labiska quruxda badan!

​📍 Noogu kaalay xarumaha Horyaal Business Center.

📍 Hodan, KM4 – Soobe – Dhismaha TCC, Bakaaro.
📞 0615288400 | 0615974089 | 0615501311 | 617932044

Kordhi quruxdaada oo qaado qamiisyada cusub ee Qadariga ah iyo jaakadaha casriga ah!Waxaan idiin haynaa:Qamiisyo Qadari ...
20/05/2026

Kordhi quruxdaada oo qaado qamiisyada cusub ee Qadariga ah iyo jaakadaha casriga ah!

Waxaan idiin haynaa:

Qamiisyo Qadari ah: 9 Midab oo kala duwan, kuwaas oo mid kastaaba leeyahay soo jiidasho gaar ah.

Jaakado Elegant ah: 3 Midab oo aad u qurux badan, si aad ugu dhammaystirto labiskaaga.

Dalbo hadda ama soo booqo xarumaheena kala duwan:
📍 Hodan, KM4 – Soobe – Dhismaha TCC, Bakaaro
📞 0615288400 | 0615974089 | 0615501311 | 0617932044

18/05/2026

Kordhi quruxdaada oo qaado qamiisyada cusub ee Qadariga ah.

Waxaan idiin haynaa 9 Midab oo kala duwan, kuwaas oo mid kastaaba leeyahay soo jiidasho gaar ah.

• Maro tayo leh oo aan isbeddelayn.
• Naqshad casri ah (Modern Fit).
• Ku habboon aroosyada, ciidaha, iyo shaqada.

Dalbo hada ama soo booqo macaamiil Xarumaheena kala duwan :
📍 Hodan, KM4 – Soobe – Dhismaha TCC, Bakaaro
📞 0615288400 | 0615974089 | 0615501311 | 617932044

18/05/2026

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal Business Center HBC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horyaal Business Center HBC:

Share