21/04/2026
Wargelin‼️‼️‼️
Waxaan halkan uga wargelinaynaa shacbiga Soomaaliyeed in annaga oo ah bahda Hantiwadaag Islamic Investment aan caddeyneyno in aysan waxba ka jirin wararka been abuurka ah ee uu faafinayo shirkad been ah oo isku magacawday Hantiwadaag Investment Company.
Sidaas darteed, waxaan shacabka Soomaaliyeed uga digeynaa khatarta weyn ee ka iman karta marin habaabinta iyo xogaha aan saxda ahayn ee ay faafinayaan.
Mahadsanidiin.