SAYLAC MEDIA

SAYLAC  MEDIA nabi maxamed ku sali Scw markaad soo booqato profilekan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa yidhi "Ictiraafka ay ISLR siisay Somaliland maaha ictiraaf jira, waa ictiraaf...
12/06/2026

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa yidhi "Ictiraafka ay ISLR siisay Somaliland maaha ictiraaf jira, waa ictiraaf aad iyo aad u khaldan, Somaliland dhowr iyo sodon sano ictiraaf ma helin, hadana ma helayso, kana ictiraaf maaha ee waa dabin nimanka (YH-da) dhigteen oo in loogu dhaco ay rabaan

12/06/2026

Qudbada Jimcaha ee Masjidka Safaari Ee magalada Sheekh Dr Maxamed Khadar

12/06/2026

"Eedaysanayashii falka gaystay waan ku dabajirnaa kamana hadhayno ilaa aan......"

Isuduwaha wasarada deegaanka gobolka Awdal

Facebook ayaa wajahay cilad wuxuu hawada ka maqnaa  muddo 30 ah Daqiiqado
12/06/2026

Facebook ayaa wajahay cilad wuxuu hawada ka maqnaa muddo 30 ah Daqiiqado

Garsoore Cumar Cartan ayaa yidhi; “Dawladdii shalay i soo celisay ee Maraykanku haddii ay tidhaahdo, ‘Kaalay passport-ka...
12/06/2026

Garsoore Cumar Cartan ayaa yidhi; “Dawladdii shalay i soo celisay ee Maraykanku haddii ay tidhaahdo, ‘Kaalay passport-kayaga qaado,’ ma qaadanayo, passport-kayga Soomaaliga ah ayaan ku kalsoonahay

Asxaabta Caawa  WaajimceHayno Badino Saliga  Scw Scw Scw
11/06/2026

Asxaabta Caawa Waajimce
Hayno Badino Saliga Scw Scw Scw

Hambalyo hambalyoWaxaan Hambalyo  udiriyaaSakariye Maxamed cumar& Marwadiisa muna ismaaciil maxamuud بارك الله لكما و با...
11/06/2026

Hambalyo hambalyo
Waxaan Hambalyo udiriyaa
Sakariye Maxamed cumar
& Marwadiisa muna ismaaciil maxamuud
بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في خير

Qudbada bari ee Masjidka Safaari iyo sheekh Dr Maxamed Khadar
11/06/2026

Qudbada bari ee Masjidka Safaari iyo sheekh Dr Maxamed Khadar

WAR DEGDEG AH: UEFA ayaa ku dhawaaqday in garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan uu dhexdhexaadin doono ciyaarta Finalk...
11/06/2026

WAR DEGDEG AH: UEFA ayaa ku dhawaaqday in garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan uu dhexdhexaadin doono ciyaarta Finalka Super Cupka ee dhexmari doonta kooxaha PSG vs Aston villa.

Waa ciyaar dhexmaraysa labadii kooxood ee soo qaaday labada koob ee ugu wayn Qaarada Yurub. (PSG oo qaaday Champions League iyo Aston villa oo soo qaaday Europe League.) Waxaana ciyaartaas dhacaysaa 12-ka bisha august.

Waa kulmada ugu waawayn kubada Cagta, Alle haku asturo.

War kale: Kooxda AS ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku garab istaagtay Cumar Cartan. Waxay sheegeen in uu Cumar yahay m...
11/06/2026

War kale: Kooxda AS ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku garab istaagtay Cumar Cartan. Waxay sheegeen in uu Cumar yahay muwaadin Soomaaliyeed oo dhexda ugalay nacaybka wajiyada badan leh ee Maraykanka.

Bayaanka AS sidoo kale waxay kusheegeen in Maraykanku nacayb badan uqabo Soomaalida uuna kuhayo dagaal dhan walba.

Address

Saylac
00252

Telephone

+252638037823

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAYLAC MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share