Farhio collection onile market

Farhio collection onile market macamil kusodhowow farhio collection onile waxada kahelaysaan dharkaa dumarka iyo fashionka welcome

Aduunka Cadaalad waaka dhamaatay ! Waxa dhacayana waa aduunyada oo sii dhamaaneysa. Caawa 1.000 (Kun qofood) ayaa halmar...
17/10/2023

Aduunka Cadaalad waaka dhamaatay ! Waxa dhacayana waa aduunyada oo sii dhamaaneysa.

Caawa 1.000 (Kun qofood) ayaa halmar isbitaal ay ku jireen lagu dilay shacabka Falastiin. Yahuud oo taageero ka heleeysa America ayaa xasuuqan geysatay

Naxdin iyo wax ay indhuhu u adkeeysan karin ayaa ka socda

Falastiin ilaaheey ayaa u maqan. Carabtii sidaan ayey u fiirsanayaan

Bal daawo Sawirkaan.

28/06/2023

كل عام وأنتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Waxan bulshada islaamka ah gaar ahaan bulshada somaliyeed ugu hambalyeyn maalinta weyn ee ciida carafo allaha nabad iyo cafimaad hanagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa.

Ciid wanaagsan family iyo saxabaa

14/12/2022
Macamicil kusodhwadaa tobaki shifoon  o dhadher waxada kahelaysanan farhio collection
09/09/2022

Macamicil kusodhwadaa tobaki shifoon o dhadher waxada kahelaysanan farhio collection

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907483663

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhio collection onile market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Farhio collection onile market:

Share