Waaberi Souq

Waaberi Souq DHARKA TURKIGA OO TAYO LEH QIIMO JABAN

 ✅S-M-L-X💳Qiimuhu waa 21.99$.📱Whatsapp number     +905541441456
12/03/2021


✅S-M-L-X
💳Qiimuhu waa 21.99$.
📱Whatsapp number
+905541441456

23/10/2020

Screenshot ka qaad soo na dhig comment'iga inta lagu kala badin doono clásico'da beri.

 💵Qiimuhu waa 25.99$ 🌐Cargo'gu waa bilaash.📲Whatsapp Number [+2526273584]🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba
18/10/2020



💵Qiimuhu waa 25.99$
🌐Cargo'gu waa bilaash.
📲Whatsapp Number [+2526273584]
🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba

 💵Qiimuhu waa 89.99$ 🌐Cargo'gu waa bilaash.📲Whatsapp Number [+2526273584]🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba
17/10/2020



💵Qiimuhu waa 89.99$
🌐Cargo'gu waa bilaash.
📲Whatsapp Number [+2526273584]
🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba

 💵Qiimuhu waa 18.99$ 🌐Cargo'gu waa bilaash.📲Whatsapp Number [+2526273584]🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba
17/10/2020



💵Qiimuhu waa 18.99$
🌐Cargo'gu waa bilaash.
📲Whatsapp Number [+2526273584]
🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba

 💵Qiimuhu waa 25.99$ 🌐Cargo'gu waa bilaash.📲Whatsapp Number [+2526273584]🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba
17/10/2020



💵Qiimuhu waa 25.99$
🌐Cargo'gu waa bilaash.
📲Whatsapp Number [+2526273584]
🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba

 💵Qiimuhu waa 30.99$ 🌐Cargo'gu waa bilaash.📲Whatsapp Number [+2526273584]🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba
17/10/2020



💵Qiimuhu waa 30.99$
🌐Cargo'gu waa bilaash.
📲Whatsapp Number [+2526273584]
🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba

  💵Qiimuhu waa 52$ 🌐Cargo'gu waa bilaash.📲Whatsapp Number [+2526273584]🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walbaKu soo biir pag...
04/08/2020



💵Qiimuhu waa 52$
🌐Cargo'gu waa bilaash.
📲Whatsapp Number [+2526273584]
🚩 -online-mar-walba-iyo-meel-walba

Ku soo biir page keena aan ku leenahay telegram [ t.me/waaberionline ]

SHIRKADA WAABERI ONLINE WAXAY INUGU HANBALYEENAY CIIDAU ADXAHA WAXYNA IDIIN RAJEENAYSA CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN.
30/07/2020

SHIRKADA WAABERI ONLINE WAXAY INUGU HANBALYEENAY CIIDAU ADXAHA WAXYNA IDIIN RAJEENAYSA CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN.

Eid mubarak.
30/07/2020

Eid mubarak.

Maxk**ada sare ee dalka turikga ayaa maanta go'aan ay soo saartay waxay ku diiday qaraarki ka soo baxay golaha wasiirada...
10/07/2020

Maxk**ada sare ee dalka turikga ayaa maanta go'aan ay soo saartay waxay ku diiday qaraarki ka soo baxay golaha wasiirada dalka turkiga sanadkii 1934 November 24 waxayna ku tilmaatay wax k**a jiraan qaraarkan oo ahaa in masjidka taarikhiga ah ee [hagia sophia] loo badalo matxaf waxaana dib loogu soo celiyay masjid ka dib ku dhawaad 86 sano uu ahaa matxaf qaran.
Go'aankan ayaa imaanay ka dib codsi uu gudbiyay madaxwenaha dalka turkiga receb tayib erdogan una gudbiyay maxk**ada sare ee dalka turkiga go'aankas oo ahaa in dib loogu soo celiyo matxfaka [hagia sophia] masjid.

Sanadku markii uu ahaa 532 miilaadiga ayaa dawladi [byzantium] ee xiligaas haysatay magalada istanbul waxay dhagax dhigtay masjidkan oo xiligaas ahaa kaniisad dhismihiisu waxa uu socday 5 sano wuxuuna ku dhawaad 916 sano ahaa kaniisada ugu qadiimsan uguna caansan diinta masiixiga
Ka hor intaan uu suldaan mohamed al'fatih furan magalada istanbul.
Markii suldaan mohamed al'fatih uu furtay magalada istansbul ayuu amar ku bixiyay in kaniisadan loo badalo masjid waxayna ahayd masjid ku dhawaad 481 sano.

Sanadii 1934 ayuu aasasihii dawlada turkiga mustafa kemal başa [ataturk] amar ku bixiyay in loo badalo mutxaf isaga oo uu cadaadis ka ga imaanayo dawlada ay dariska yihiin ee [greece].

Ku dhawaad 86 sano ka bacdi madaxweene erdogan ayaa ku gulaystay inuu dib ugu soo celiyo matxafka [hagia Sophia] masjid.

Xuquuqda qoraalku way dhawran tahay.

Address

Istanbul
34025

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi Souq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share