Al-Baraka Fashion STORE

Al-Baraka Fashion STORE we have many different types of cultural and modern clothing for all ages and genders

06/28/2022
11/16/2021
09/25/2019
11/24/2018

Fadlan wll adigo mahaddanid hadi adan awoodin inad wax un ku tarto hooyadan somaliyed si .

Hooya somaliyed oo ku xanunsanaysa xerada dhagaxley waxay shacabka somaliyed ee muxsininta ah ka codsanaysaa inay illahay darti u cawiyeen waxay sido kale madaxda qaranka ee ugu sareysa dalka ka codsanaysa inay cawiyo si cafimadkeda wax loga qabto.

Hooya wuxu xanunku sida idin muqda ka haleelay qorta waxay ii sheegen culumo somaliyed ee u gurmatay in hooyadas somaliyed xanunkeda dhaqatirtu sheegen inay ku baxaysa lacag dhan 30kun dollar ayna hada hayan intii badnayd waxayna shacabka somaliyed iyo madaxdooda ka codsanayaan inay gacan qabtan hooyadan somaliyed si uusan xanunkan usi fafi.

Waxad kala xiriri karta hooyada somaliyed ee xanunsanaysa oo la yirahdo .

Numberkan ayad ka heli doontaan.

+254713516001

Qof walbo oo somaliyed oo u gargari kara fadlan hooyadas somaliyed waxad awoodo la gaar illahay ayaa biri meel ka wanagsan ka siin doono malin manta ka ajar badantahayna wad helaysa sadaqadaas.

Mahadsanid.

Share.

05/17/2018
08/19/2015

Address

10611 107
Edmonton, AB
T5H0W5

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Baraka Fashion STORE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share