Cabdi raxmaan kusodhawaw bejkan

Cabdi raxmaan kusodhawaw bejkan Hooyga firkadaha talooyinka iyo wararka ganacsiga

31/07/2026

La jirka Rayan bej – I just got recognized as one of their top fans!

31/07/2026

Waxaan qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Marxuum Axmed Cali Cigaal.

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa haldoorka iyo tiirarka suugaanta iyo fanka Soomaaliyeed, waxa uu bulshadeenna uga tegay dhaxal faneed oo qiima badan, kaas oo jiilal badan uu muujinaya qiimaha midnimada, waddaniyadda iyo nabadda.

Alle waxaan uga baryayaa in uu Marxuumka ku gallado naxariistiisa, hoygiisana ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Address

Jigjiga
JIGJIGA

Telephone

+251927886858

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi raxmaan kusodhawaw bejkan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share