Sama Doon page

Sama Doon page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sama Doon page, Women's clothes shop, Jigjiga, Jijiga.

     beeris ka imisa kubaxaysaCost?
08/06/2024

beeris ka imisa kubaxaysa
Cost?

08/06/2024

Dadkeenna in badan oo kamida way ku adagtahay inay iska daayaan dabeecadahaan foosha xun, fadlan jooji adigoo dantaada eegaya.

1: Ha u bareerin inaad qof kale ka dulmisid wax uu xaq u leeyahay, adigoo is leh faa'iido hel, haddii kale waa hubaal in ugu yaraan qayb noloshaada kamid ah aad ka arki doontid.

2 :qofka markuu kaa maqanyahay haddaad u isticmaashid hadallo xun xun, adigoo is leh yarey qiimaha ama awoodda qofkaas, waxaa hubaal ah in adigana ceebahaaga uu qof kale ka sheekeyn doono, weliba ceebo aadan jeclayn in lagaa ogaado, ugu dambayna qofkii aad wax ka sheegtay waa ku ogaandoona.

3: Haddaad qof wax tartid ha noqon mid xumaan ka dabo geeya wanaaggiisa, haddii kale qofkaasi wanaaggii aad tartid kuuma diiwaan-gelin doono ee xumaantaada ayuu kuu diiwaan-gelindoonaa.
W/q
Awoowe Media.

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama Doon page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share