30/08/2019
(Post-traumatic stress disorder) Asc walalayaal InshaAllah caawa Xanuun kaa ayaan ka sheekeyn doonaa iyo Sheeko gabadh Nin Narcesist personally disorder qabi jirey🙏🏽gabaduna canunkan aan ka shekeynayo ayaa haya madaama hooyo Narscict ahi soo korisey 🤲🏾Wa bilaahi Tawfiiq