02/07/2023
Oday reer bari ah baa waxa halhays u ahayd, (Ba' aa) kelmed kastana wuu raacin jirey. hadaba nin saaxiibkiis ah baa kala taliyey oo Ku yiri: Ba' ay wax fiican ma ahane iska jooji.
Kulahaa: Shee Shee, Ba'aa runtaa miya😂😂