Carwo kooshin

Carwo kooshin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Carwo kooshin, Men's clothes shop, Borama.

Carwo kooshin waa carwo dharka ragga iyo kabahooda iibisa oo ku taala magaalada boorama, isla markaana ay macaamiisheedu ku amaaneen tayada sare iyo qiima jabnaan raali gelisay.

🔥🔥🔥Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro🔥🔥🔥Waxa ay Maamulka iyo Shaqaalaha Carwo kooshin idinkugu bishaaraynayaan in ay qabanayaa...
01/09/2020

🔥🔥🔥Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro🔥🔥🔥
Waxa ay Maamulka iyo Shaqaalaha Carwo kooshin idinkugu bishaaraynayaan in ay qabanayaan bandhig carweed kii ugu weynaa magaalada boorama ee dharka ragga ah oo qiima dhimis 50% (boqolkiiba konton) lagu samaynayo dhamaan badeecada taala carwada.

👉waxaad ka heleysaa carwada dhamaan dharka iyo kabaha ragga sida:
kabo, shaarar, saraawiil, garamo, jaakado iwm oo tayadoodu ay aad u sarayso.

👉waxay furmaysaa 2-da Septemper 2020 waxayna ku egtahay 12-ka September 2020.

👉hadaba mudane horey u gaar Carwo kooshin oo ka faa'ideyso intaan lagaa dhamaysan adeega.

Wixii faahfaahin ah nagu soo booqo xarunteena oo ku taala hangarka - borama ama nagala soo xidhiidh Tell:

📞 📞 0634455221 / 0634568001

👍👍👍👍MAHADSANIDIN 👍👍👍👍

Address

Borama
252

Telephone

+252634455221

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo kooshin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share