02/04/2024
📢OGAYSIIS OGAYSIIS.
waxanu ogaysiinaynaa macaamiishayada sharafta leh iyo bulshada ku dhaqan gobolka togdheer iyo nawaaxigiisa in carwada Bilic Dumar ,Shopping Center burco ay idiin samaysay qiime dhimis 50% ah munasibada 10ka danbe ee ramadan ee barakaysan awgeed halaga faa'idaysto yaan la moogaan