14/03/2026
Ma raadinaysaa kabo isku darsaday muuqaal classic ah iyo model kii ugu dambeyey? Waxaan idiin keenay Buudhka Classic Black ee loogu talagalay raga jecel inay meel walba ka muuqdaan.
Maxaa u gaar ah buudhkan?
• ✅ Muuqaal Sharaf leh: Ku habboon surwaallada Classic-ga iyo dharka kale ee rasmiga ah.
• ✅ Tayo Dammaanad leh: Maqaar jilicsan oo aan dillaacayn, midabkuna uusan isbadalayn.
• ✅ Style Gaar ah: Wuxuu kuu yeelayaa joog iyo haybad dheeraad ah.
Ha iska lumin fursadan! Ciiddaan naga dhigo saaxiibkaaga xarragada. 🌙👔
📞 Si aad u dalbato nala soo xiriir: [63-4554209] somtel ama telesom
📍 Address: [burco gaara ahaan wadada xudun u dhow dahabshiil iyo somtel ]
🚚 (Delivery) degdeg ah waa diyaar!