24/10/2022
Haaland: 11 kulan horyaalka Premier League waxa uu dhaliyey 17 gool.
Chelsea: 11 kulan horyaalka Premier League waxa ay ka dhalisay 16 gool.
Man Utd: 11 kulan horyaalka Premier League waxa ay ka dhalisay 16 gool.
Goolasha ay horyaalka Premier League illaa iyo haatan ka dhaliyeen Chelsea iyo Man Utd waxaa ka badan inta gool ee uu Haaland ka dhaliyey horyaalka EPL.
Ahmed tianish