Gabayre

Gabayre Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gabayre, Baby & children's clothing store, Gaalkacyo.

04/10/2022
16/09/2022

Acdemy
Acdemy
Acdemy

Maxaad ka aamin san thyKubada cagtaRESPECTED 🙏 ⚽️1️⃣7️⃣
05/09/2022

Maxaad ka aamin san thy
Kubada cagta

RESPECTED 🙏 ⚽️1️⃣7️⃣

04/09/2022

Comment lee ka bixa
Wax love ha saarin

Isxaaq Abdikadir Legend lewandozki
03/09/2022

Isxaaq Abdikadir
Legend lewandozki

30/08/2022

Manchester United Ayaa Ku dhaw In ay La Wareegaan Laacibka Kooxda Ajax Ee Antony.

Naadiga Reer Netherland 84 milyan Oo ginni ka yar Ma rabaan In ay Iskaga Gadaan Garab Weerarkooda Reer Brazil kaasi Oo Ubaxsanaya Inuu Ku biiro Manchester United.

Man Utd Laacib Mucjiso Ah Ayey Soo Wadaan Markaan Ninkan Waa Laacib Farta Ka Xiran Oo Geesi Ah .

30/08/2022

Astaanta saxda Ah Ee Laga Rabo Qofka Muslimka !

Kalama Jeedo Micno ka baxsan Sawirkan, Ufiirso Benzema Waxa Uu aad Ugu Faraxsanyahay Guulaha Saaxiibadiis 🥇

Ugu Yaraan K**a Uusan Baqiilin Dhoola Cadeynta Iyo Sacabka , Hadii aad Sidaas Sameyso Oo ad Ku Faraxdo Guulaha Walaalka / Saaxiibka ma dheera Gushaada .

Kaream Xiddiga Ugu Fiicna Tartanka Uclka Xili ciyareedkii H**e Sidoo kalana Loo Sadaalinaayo Hanashada Bilada Kubadda Dahabka.

30/08/2022

Laba Kulan Oo Isku Xigta ayuu Noqday Xiddiga Garoonka libaaxan Reer Argentina Ee Lisandro Martinez! 💪

Waa Mid Laga Naqo Oo Awood Usaxiib Ah Waxa Ka Muuqata Go’an qadashadii Halyeyga Argentina Mascherano.

Geesi 🦁

30/08/2022

Guuleystaha Ciyaartii Isbuucii h**e Man Utd Vs Liverpool !

Al-Hijra Cosmetics Co. Ayaa Taaba Galisay Waxaana Uu Noqday Shaqsigii Sida Layaabka Leh Usaxay , Ugu h**eeyay , Shuruudahana Buuxiyay maslax Abdi.

Like Saar Page-Ka Al-hijra https://www.facebook.com/Alhijracosmetics

Alhijra Cosmetics Hoyga Isqurxinta Iyo Udduga Waxad Ka Heli kartaan dhaman Agabkii Is Qurxinta.

With

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gabayre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share