Carwo Sun Shine

Carwo Sun Shine carwo sun shine
carwada dharka iyo kabaha , uduga,fashionka , raga fadlan kala xariir 0907867333

Welcome to Carwo Sun ShineDalbo o hel dharka eid meel walba aad joogtoKala xariir  907 867 333
28/03/2024

Welcome to Carwo Sun Shine
Dalbo o hel dharka eid meel walba aad joogto
Kala xariir 907 867 333

28/03/2024
Macmiil waxad ka helaysa   Carwo Sun Shine  ee kalay horay uso gaar Ama  ka dalbo adigo wacaya numberka ☎️0907867333
10/08/2023

Macmiil waxad ka helaysa Carwo Sun Shine ee kalay horay uso gaar

Ama ka dalbo adigo wacaya numberka ☎️

0907867333

Macmiil   Nooc walbay Tahay waan ku  Diyaarine   kalay Nagula ciidπŸŒ™πŸŒ™β˜ͺ️β˜ͺ️Meel walba aad joogtana waxan awoodna inan kugu ...
12/04/2023

Macmiil Nooc walbay Tahay waan ku Diyaarine kalay Nagula ciidπŸŒ™πŸŒ™β˜ͺ️β˜ͺ️

Meel walba aad joogtana waxan awoodna inan kugu keeno πŸ™πŸ»

Carwo Sun Shine waxay kuguso dhawayn gacmo furan iyo qiime ku raali geliya

Ramadan mubarak πŸŒ™

Ramadan mubarak macamisha Carwo Sun ShineWaxan macamisheena  ogaysinaysaa in ay u keentay dharkii eida iyo shoobinada   ...
08/04/2023

Ramadan mubarak macamisha Carwo Sun Shine
Waxan macamisheena ogaysinaysaa in ay u keentay dharkii eida iyo shoobinada noocyadii u danbeyay kuso dhawaw macmiil carwo sun shine πŸ™πŸ»πŸ§β€β™‚οΈπŸ§πŸ•΄οΈ

carwo sun shine waxay hamplayo iyo farxad la wadagaysa xulka deg Ufayn District oo iska xaadiriyay galabta kulanka k**a ...
01/03/2022

carwo sun shine waxay hamplayo iyo farxad la wadagaysa xulka deg Ufayn District oo iska xaadiriyay galabta kulanka k**a danbaysta ee final hampaly

Waxa dib u shaqa bilabay garoonka rooga ee Sun shine stadium 🏟 kadib markii lagu sameyay dib u hagajin iyo dayactir qayb...
01/12/2021

Waxa dib u shaqa bilabay garoonka rooga ee Sun shine stadium 🏟 kadib markii lagu sameyay dib u hagajin iyo dayactir qaybtiisa garrowe oo ka kooban laba garoon

Macamishii ku xirnaa garoonka waxan leenahay sxbyal wa idin diyaar garonkii

kalana xirii macmiil lanbarada hoos ku xusan

7003600//6030553

Waxa cawa dib u loo furay garoonka kubada cagta ee Sun-Shine  qaybtitsa casimada garrowe kadib markii lagu sameyeyay dib...
01/12/2021

Waxa cawa dib u loo furay garoonka kubada cagta ee Sun-Shine qaybtitsa casimada garrowe kadib markii lagu sameyeyay dib u hagaajin iyo dayactir qaybaha garoonku ka kooban yahay

Hadaba kala xariir lanbarada hoos ku qoran

7003600 ama 6030553

Kuso Dhowoow Macmiil Carwada Dharka Raga waawayn iyo Kuwa dhalinyaradabaSidoo kale Carwadu waxay ku haysaa Shoobinka noo...
19/03/2021

Kuso Dhowoow Macmiil Carwada Dharka Raga waawayn iyo Kuwa dhalinyaradaba

Sidoo kale Carwadu waxay ku haysaa Shoobinka noocyadiisa kala duwan

Hadaba macmiil horay u gaar Carwo Sun shine.

Dhamaan waxaan ugu bisharaynaynaa dhamaan macaamishayadi inaan idiin keenay dharki iyo kabihii iyo dhamaan alaabti ciida...
27/05/2019

Dhamaan waxaan ugu bisharaynaynaa dhamaan macaamishayadi inaan idiin keenay dharki iyo kabihii iyo dhamaan alaabti ciida oo aad u leh kuwaliti , qiima ku raali gelinayaa iyo weliba naqshadii ugu dameyey ee dhalin yarada

Gacma furan iyo adeeg hufan

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo Sun Shine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share