Dacar media

Dacar  media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dacar media, Men's clothes shop, soomalia, Garowe.

08/10/2021

kenya oo sheegtay inay gabi ahaanba ka baxday kiiski bada ee kala dhexeeyay soomaalia

04/10/2021

xurmaleh garaad muqtaar garaad cali oo ka hadlay dadka soomaaliyeed ee laga tarxiilayo laascaanod

26/09/2021

magaalada laascaanod waxaa laga dareemayaa abaabul mudaharaad
oo lagaga soo horjeedo imaatinka madaxwaynaha soomaliland muuse biixi cabdi

waxaa mudadan kasocday magaalada dilal isdaba jooga xalna aan loohelin maamulka soomaliland ayaan haba yaraatee wax xil ah iska saarin dadka lagu laynayo laascaanod
waxaa jira gudi odayaasha dhaqanka iyo isimadu umagacaben xaqiiqo raadin kadib markii dawladu aygabtay kaalinkeedi

23/09/2021

wariiska qorshaynta xukuumada fadaraalka soomaliya

ayaa maanta lagu xanibay garoonka diyaaradaha ee magaalada garoowe
hakaasi oo uu ku xayiraa mudo todoba saaca

wasiirka oo aanku leexan magaalada garoowe ayaa aaday degmada badhan hakaasi oo sidiiran loogu soodhaweeyay

hambalyo ardada saxaafada macruuf online academy qeybtiisa garoowe
20/09/2021

hambalyo ardada saxaafada macruuf online academy qeybtiisa garoowe

19/09/2021

waxaan rajaynaya in dharkayn lakeeno shirkada somtel iyo kuwa kaleba

waayo telesom waxay noqotay dhiig miirato waxtara maleh iyo waxay deegaanka kusoo celinayaa

Address

Soomalia
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dacar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share