Muqsuud Maxamed

Muqsuud Maxamed waa page lagu iibiyo Agabka Dumarka sida Dharka, Kabaha, Uduga, kabaha IWM

Kabo xaraga
02/01/2024

Kabo xaraga

Argentina ayaa markii saddexaad ku guuleysatay koobka adduunka, kaddib markii ay riigoorayaal 4-2 ah uga adkaatay France...
20/12/2022

Argentina ayaa markii saddexaad ku guuleysatay koobka adduunka, kaddib markii ay riigoorayaal 4-2 ah uga adkaatay France, markii ciyaarta k**a dambaysta oo waqti dheeriya lagu daray ku dhammaatay barbardhac 3-3 ah.

Lionel Messi oo ciyaaray koobkiisii ​​shanaad ee ugu dambeeyay ee koobka adduunka ayaa Argentina ku hogaamiyay koobkii ugu horreeyay tan iyo guushii uu gaarsiiyay Diego Maradona ee Mexico City 1986.

Mbappe oo saddex gool ka dhaliyay kulanka ayaa siddeed gool ku qaaday abaalmarinta gool-dhalinta koobka adduunka, halka Messi oo kulanka ka dhaliyay labo gool uu leeyahay 7 gool, uuna qaatay ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa tartanka.

Dhacdada koobka adduunka ee sanadkan waxay sare u qaaday sumcadda Qatar ay ku leedahay caalamka, kaddib markii ay reer Qatar soo bandhigeen martigelin wanaagsan.

Puntland Post

Goddoomiyaha Gobolka Mudug
20/12/2022

Goddoomiyaha Gobolka Mudug

01/04/2022

Hargaisa Ha loo duceeyo

09/03/2022

(Lixda jare ku darartiyo irmaan duubleh baan dagay)

25/02/2022

Rusia vs ukrain dagaaladii u dambeeyay

23/02/2022

Allaha u naxariisyo Sh Cabdinaasir oo la dardaarmay Sh Xaliike.

20/02/2022

Galab wanaagsan

Address

Wadajir
Garowe

Telephone

+252905145454

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muqsuud Maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muqsuud Maxamed:

Share