Maan-dhaya beuty

Maan-dhaya beuty Rugta quruxda iyo qurxinta dumarka iyo barashada xirfadaha kala duwan

12/06/2023
29/04/2023

Markaad jacaylkaagi is fahmi weydaan saa iskaga huruguf... anaa bikhayr😁

15/04/2023

casharkii 1aad fadlan na soo raac

03/04/2023

Baro cilaan saar fudud oo na dhiiri gali fadlan

Salam Ramadan mubarak, Ogeysiis ogeysiis muhiima hablo ma tahey qof jecel xirfada cilaan saarka ma u weydey wakhti aad k...
01/04/2023

Salam Ramadan mubarak,
Ogeysiis ogeysiis muhiima hablo ma tahey qof jecel xirfada cilaan saarka ma u weydey wakhti aad ku tagto goob xirfada lagu barto, sidoo kale ma awoodi kari weysey kharashka cilaanka lagu barto,hadey jawaabtaadu tahey "Haa " waxaanu kuu haynaa fursad aad u weyn oo marnaba kaa hor istaagi karin rabitaanka dhanwalba .

Waxan bixinayanyaa fasalo cusub oo online ah socona doona mudo gal bil ah kuuna sahlaya inaad ciidka isku anfacdo ,

Waxaanu rabna 25 hablood oo ay ka go'antahey barashada cilaanku halkey Donna ha joogaane.

Waxa la bixinya kali 2$ oo diwaangalina hadii aad tahey daneeye fadlan ka faaideyso walashaana la wadaag si ay uga faaideysato.

Nagala soo xidhiidh whatsapp numberkan 0633011434 anba guji linkigan
https://chat.whatsapp.com/BkaI9XaMG3cBjHbLO3KSdy

Ascm Ramadan mubarak  dhamaantiin hablo.Ogeysiis ogeysiis muhiima waxaan qadaneynaa ardey 20 hablood ah oo xirfad layaal...
23/03/2023

Ascm Ramadan mubarak dhamaantiin hablo.
Ogeysiis ogeysiis muhiima waxaan qadaneynaa ardey 20 hablood ah oo xirfad layaal noqon doona oo baran doona cilaanka waana mudo hal bil ah,kuna baran doona hab maqal iyo muqaal ah, adoo jooga goobtaada kaliya bixi diwaangalin 4$ ah
Wakhtiyada 6:00am 1:00pm 2:00pm 9:00 pm 10:00 pm

Ka faa'deysi wacan wacan hablo
Taabo halkan https://chat.whatsapp.com/F346XKvnrOpAqZn5fmYPgb

Qofkii aan intaa awoodin tixgalin gaara ayaa loo sameynayaa, ee yey kaa buux saying hadaad jeceshahey xirfada cilaanka

Ascm waxaanu qaadaneynaa ardey xirfad layaal noqon doona oo baran doona 2 bil muddo bilood ah kuna baran doona hab onlin...
01/02/2023

Ascm waxaanu qaadaneynaa ardey xirfad layaal noqon doona oo baran doona 2 bil muddo bilood ah kuna baran doona hab online ah adoo gurigaga jooga. Kaliya waxa la bixinaya waa 2$ oo kaliya waana wakhti kooban.
30 qof weeyi ardeydu Hadaba hadii aad xiiseyneyso nagala soo xidhiidh whatsapp numberkan 0633011434

01/01/2023
31/12/2022

Ogeysiis muhiima

Waxa loo baahanyahey 2hablood oo sifiican u aqaana skills ka:- Hinne,make'upka, cakes decoration and place decorations

Fadlan nagala soo xidhiidh 0659554108

Address

150
Hargeisa

Telephone

+252633011434

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maan-dhaya beuty posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maan-dhaya beuty:

Share