MamiLac Baby Milk

MamiLac  Baby Milk Mamilac is High Quality European First Infant Baby Milk For Feeding Babies From Birth onwar .

24/07/2026
MAMILAC Baby Milk 🍼Mamilac waa caano nafaqo leh oo loogu talagalay koritaanka iyo caafimaadka ubadka. Waxa uu ka kooban ...
23/07/2026

MAMILAC Baby Milk 🍼
Mamilac waa caano nafaqo leh oo loogu talagalay koritaanka iyo caafimaadka ubadka. Waxa uu ka kooban yahay nafaqooyin muhiim ah oo taageera:
🌱 Koritaanka caafimaadka leh
🧠 Kobcinta maskaxda iyo garashada
🦴 Xoojinta lafaha iyo ilkaha
πŸ›‘οΈ Taageeridda difaaca jirka.

22/07/2026

πŸŽ‰πŸ† HAMBALYO GUULEYSTAHA! πŸ†πŸŽ‰
Waxaan si rasmi ah ugu hambalyeynaynaa Omar Mohamud Ali oo ku guuleystay $20 abaal-marinta tartankii MamiLac Baby Milk. πŸŽπŸ’΅
🎊 Hambalyo! Waxaan kuu rajaynaynaa guul iyo barwaaqo.
πŸ’œ Mahadsanidiin dhammaan intii ka qayb qaadatay tartanka. Haddii aadan maanta guuleysan, ha niyad jabinβ€”tartamo iyo hadiyado kale oo waaweyn ayaa si dhow u soo socda.
πŸ‘‰ Like, Follow & Share gareeya bogga MamiLac Baby Milk si aad uga mid noqoto fursadaha soo socda.

πŸ† Saadaali ciyaarta Final-ka: Argentina πŸ‡¦πŸ‡· vs Spain πŸ‡ͺπŸ‡ΈπŸ’΅ Qofka si sax ah u saadaaliya natiijada wuxuu ku guuleysan doonaa...
18/07/2026

πŸ† Saadaali ciyaarta Final-ka: Argentina πŸ‡¦πŸ‡· vs Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ

πŸ’΅ Qofka si sax ah u saadaaliya natiijada wuxuu ku guuleysan doonaa $20!
πŸ“Œ Shuruudaha Ka Qaybgalka:

βœ… Follow garee page-ka.
πŸ‘ Like saar post-kan.
πŸ”„ Share garee post-kan.
πŸ‘₯ Tag (Mention) 10 ka mid ah asxaabtaada.
πŸ’¬ Comment-ka ku qor:
⏰ Ka qaybgalka wuxuu xirmayaa ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban.

πŸ€ Nasiib Wacan Dhammaan Ka Qaybgalayaasha! 🎁

04/05/2026

Hooyo, ubadkaaga u dooro waxa ugu fiican ❀️
πŸ‘‰ U xir ASAL BABY maanta!

βœ”οΈ Nuugis degdeg ah
βœ”οΈ Ka hortag daadasho
βœ”οΈ Jilicsan oo maqaarka u roon

ASAL BABY – Daryeelka ubadkaaga waa mudnaanteenna πŸΌπŸ’–

07/04/2026

🌸 ASAL BABY DIAPER 🌸

Asal Baby waa hormuudka xafaayadaha carruurta πŸ‘Άβœ¨
Tayo sare iyo raaxo buuxda ayuu siinayaa ubadkaaga.

Hooyo, ubadkaaga u dooro waxa ugu fiican ❀️
πŸ‘‰ U xir ASAL BABY maanta!

βœ”οΈ Nuugis degdeg ah
βœ”οΈ Ka hortag daadasho
βœ”οΈ Jilicsan oo maqaarka u roon

*Ciid Wanaagsan πŸŒ™βœ¨Mamilac – Doorashada Hooyooyinka, Daryeelka Carruurta”
19/03/2026

*Ciid Wanaagsan πŸŒ™βœ¨
Mamilac – Doorashada Hooyooyinka, Daryeelka Carruurta”

Address

Abaye Road, Shaafic Building
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MamiLac Baby Milk posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MamiLac Baby Milk:

Shortcuts

Share