Galaxy Style

Galaxy Style "What you wear is how you present yourself to the world, especially today, when human contacts are so quick. Fashion is instant language. Galaxy Style".

Galaxy Style Stands for your Elegance"

Waa Inoo Diyaar Shaadhadhkii Macamuusuhu Macmiil.Call: 0637999925 / WhatsApp: 0637999925
19/03/2026

Waa Inoo Diyaar Shaadhadhkii Macamuusuhu Macmiil.

Call: 0637999925 / WhatsApp: 0637999925

Macmiil Wali Ma Ku Ciidayna Labis kan Qurxooon Ee VIP da ahCall Center ☎️ 0637999925 ama  Hada Ka Dalbo WhatsApp:0637999...
15/03/2026

Macmiil Wali Ma Ku Ciidayna Labis kan Qurxooon Ee VIP da ah
Call Center ☎️ 0637999925 ama Hada Ka Dalbo WhatsApp:0637999925

14/03/2026

BHS. Waa Macawista Madaxda iyo Labeenta Bulshadu ku labisato. Waxa Kuu diyaara Sanad kan BHS 2026. Dalbo Hadda Yaanay Kaa dhamaanin
Call: 0637999925 / WhatsApp: 0637999925

14/03/2026

Call: 0637999925 / WhatsApp: 0637999925.

14/03/2026

🔥 Macawis tayo sare leh oo qurux iyo raaxo isku daray!

Jumlo iyo Tafaariiq ba waa kuu diyaar.

Ma rabtaa macawis jilicsan, adkaysi leh, isla markaana leh naqshad soo jiidasho leh? Waxaan kuu haynaa macawis tayo sare leh oo leh midabyo iyo naqshado kala duwan, kuna habboon salaadda, xafladaha iyo isticmaalka maalinlaha ah.
✔️ Maro tayo leh oo raaxo badan
✔️ Midabyo kala duwan oo casri ah
✔️ Adkaysi iyo qurux isku jira
✔️ Qiimo macquul ah
📍 Ka hel dukaankeena maanta
📞 Nala soo xidhiidh si aad u dalbato ama u hesho faahfaahin dheeraad ah. 063-7999925 / WhatsApp 063-7999925 , mar kasta macmiil diyaar ayaanu kuu nahay.

Allaaahuma Baaaaaarik Olaaalaaaaay team Galaxy Style waydinkaaaas waad naga haysan alaab aan laga hadli karin!! Qurux, T...
04/03/2026

Allaaahuma Baaaaaarik

Olaaalaaaaay team Galaxy Style waydinkaaaas waad naga haysan alaab aan laga hadli karin!! Qurux, Tayo iyo Alaab unique ah ayaanu mar walba idinku Hagar baxna.

So yaaca oo so hela oo ha waayina! Ilahay ubadka iyo arsaaqdaba ha idin barakeeyo, cafimaad ku xidha!

Call/WhatsApp: 0637999925 / 0657999925.

01/03/2026

Dharkii Ciidda & Galaxy Style👏

Waxa yımi Dharki Ciidda ee caruurta & dadka waaweyn Fadlan h**e u gaadh👏.

Soo booqo xarumaha Galaxy Style Ama nagala soo xidhiidh Tell & WhatsApp: +252 63 7999925.
💚🤍❤

Macmiil Way Yimaadeen Safarkii Dharka Caruurta Eed Sugayseen.📞/WhatsApp:  0637999925/0657999925.         .
25/02/2026

Macmiil Way Yimaadeen Safarkii Dharka Caruurta Eed Sugayseen.

📞/WhatsApp: 0637999925/0657999925.

.

Sadaali oo Ku Gulayso 30$ Dollar  Manchester United  vs Arsenal 🔑Shuruudaha.1: Like Saar Page-ka & Follow-na Saar Page-k...
25/01/2026

Sadaali oo Ku Gulayso 30$ Dollar
Manchester United vs Arsenal

🔑Shuruudaha.

1: Like Saar Page-ka & Follow-na Saar Page-ka
2: Share Dhe Post-ga
3: Kuna Mention Garee Saaxiibkaaga Taageera Labadan Kooxood mid Ahaan
3: Sadaashu Waxay Ku Eegtay Marka ay Ciyaartu Bilaabmato.

-STYLE

Safar Cusub Oo Kabo Ah Ayaa Saaka Inoo Yimid Macmiil.📞/📱: 0637999925 / WhatsApp: 0637999925   😍
24/01/2026

Safar Cusub Oo Kabo Ah Ayaa Saaka Inoo Yimid Macmiil.

📞/📱: 0637999925 / WhatsApp: 0637999925

😍

Macmiil Waxa Hada Ina Soo Gaadhay Funaanadihii Ugu Danbeeyey Model Ahaan , Sidaa Iyo Ka Faa’idaysi Wanaagsan. Call/Whats...
18/01/2026

Macmiil Waxa Hada Ina Soo Gaadhay Funaanadihii Ugu Danbeeyey Model Ahaan , Sidaa Iyo Ka Faa’idaysi Wanaagsan.

Call/WhatsApp: 0637999925 / 0657999925

.

Address

Road No 1
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:30 - 21:00
Tuesday 06:30 - 21:00
Wednesday 06:30 - 21:00
Thursday 06:30 - 21:00
Saturday 06:30 - 21:00
Sunday 06:30 - 21:00

Telephone

+252634997852

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galaxy Style posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galaxy Style:

Share