29/07/2025
XirfadZone – Xilli Kasta, Xirfad Kasta.
XirfadZone waa app casri ah oo kuu sahlaya helidda adeegyo xirfadeed oo kala duwan sida korontada, biyo-gelinta, nashqadaynta, makaanigada baabuurta iyo adeegyo kale oo muhiim ah. Waxaad ka heli kartaa xirfadlayaal tayo leh oo la isku halayn karo, adigoo adeegsanaya taleefankaaga gacanta, kana dhex dalbanaya App-ka XirfadZone, iyada oo ay ku dheehantahay degdegsiimo, hufnaan iyo isku haleyn joogto ah.
https://xirfadzone-somaliland-landing.vercel.app/