05/04/2026
Asc asxaab
Waxa la raba inan shaqaale ah meherad ganacsi haynaysa waana hargaysa
Shuruudaha laga rabo muhiimka ah
1) Waa inay aqoon ganacsi leedahay kuna so shaqaysay
2) Socaial medio waa inay istimasho live galikarto, xayaysimo samayn karto
3)Damiin maal wadato
4)Degmada axmed dhagax hargaysa gasho
Wixi inta dheer 0637706226 soo wac