Xikmad Same

Xikmad Same Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xikmad Same, Men's clothes shop, Hargeisa.

Permanently closed.
Hadaad ubaahatahay waliba si bilaash ayaan kugu samynayaa wll
21/07/2023

Hadaad ubaahatahay waliba si bilaash ayaan kugu samynayaa wll

25/09/2022

Raganimada layskama dhacee, dhalasho weeyaane, Dhihidiyo kuraajada kuwaan, dhab u abaaraynin, Dhabarkay ka nuunaasayaan, sidi dhalaankiiye, Waxba haw dhagdhigin dhaqan bulshiyo, dhuuxa may garane,

Dhalyo waa balaayee qofaad, dhaxan u diidayso, Oo xiriirintiisii dhul badan, dhagax u jiirayso, Adoo dhididka kaa baxay dharkii, kugu dhacaamaayo,Haduu kugu dhaweeyaa xumaan, qoomamaa dhiciye........!! 😢 😔

Hadda mas noqoneysid oo aad saxiibtada gadaal ka qaniinaysid fadlan noqo mas qurux badan adoo fool xun inaa mas noqto wa...
17/07/2022

Hadda mas noqoneysid oo aad saxiibtada gadaal ka qaniinaysid fadlan noqo mas qurux badan adoo fool xun inaa mas noqto waa ku folxumo😊👍

Same

26/06/2022
Subax wacan dadgaygii
27/05/2022

Subax wacan dadgaygii

31/08/2021

Welcome

31/08/2021

Welcome all my friends

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xikmad Same posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xikmad Same:

Share