Carwo Diamond 2

Carwo Diamond 2 Peace if possible but dignity at all cost

       Dhamaan macaamiisha waxan ugu bushaareynaynaa in aanu samaynay Qiimo dhimis aad u balaadhan taas oo ah Laba shay ...
26/04/2022


Dhamaan macaamiisha waxan ugu bushaareynaynaa in aanu samaynay Qiimo dhimis aad u balaadhan taas oo ah Laba shay iibso Shay Bilaashana Hel, Buy 2 things and get 1 for free.
Macmiil Hadaba ka faa'idayso qiimo dhimstan Balaadhan oo socon doonta ilaa Dhamaadka bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
Fadlan nagala soo xidhiidh 0634023214 ama 0634141015.

     Carwo Diamond 2 ood uga barateen dhar tayo iyo Qurux leh waxay idiin keentay Dharkii Hablaha oo ah Sizeska 6 bilood...
21/04/2022


Carwo Diamond 2 ood uga barateen dhar tayo iyo Qurux leh waxay idiin keentay Dharkii Hablaha oo ah Sizeska 6 bilood ilaa 8 sano oo Designo Kala duwan ah.
Fadlan kala Xidhiidh Pagekan ama Naga soo wac 0634023214 ama 0634141015

    Waxa idiinku diyaar ah   Qalabkii Hablaha ee Timaha oo Noocyo Classic ah aanu idiin keenay oo Qiimo Jaban la siinayo...
16/04/2022


Waxa idiinku diyaar ah Qalabkii Hablaha ee Timaha oo Noocyo Classic ah aanu idiin keenay oo Qiimo Jaban la siinayo.
Fadlan H**e u soo gaadh ama Nagala soo xidhiidh Numberada 0634023214 ama 0634141015

     Macaamiil waxa inoo Yaala Taashashkii iyo Toobabkii Hablaha Oo qiimo Fiican iyo Tayo Wanagsanba leh.  Fadlan Kala x...
16/04/2022


Macaamiil waxa inoo Yaala Taashashkii iyo Toobabkii Hablaha Oo qiimo Fiican iyo Tayo Wanagsanba leh.
Fadlan Kala xidhiidh Pagekan ama Nagasoo Wac Numberada
0634023214 ama 0634141015

15/04/2022

Welcome to Carwo Diamond 2
Ka Haqab beel oo ku Xaragood dhar Qurux iyo Tayo is Raacsadey

    Carwo Diamond 2 waxay macaamiisheeda sharafta leh ugu Bushaareenaysa in ay Dharkii ciida oo dhamays ah u keentay sid...
15/04/2022


Carwo Diamond 2 waxay macaamiisheeda sharafta leh ugu Bushaareenaysa in ay Dharkii ciida oo dhamays ah u keentay sidii aad uga barateen Dhar qurux badan oo Tayo leh, Waaxanan dib uga furnay Meharadii Ka soo Horjeedka

Kala Soo Xidhiidh Numberadan:-
#0634141015 ama #0634023214

     Kabo Classic ah oo inamadu ay leeyihiin ayay idiin keentay Carwo Diamond Kala soo Xidhiidha: 0634023214 ama 0634141...
13/04/2022


Kabo Classic ah oo inamadu ay leeyihiin ayay idiin keentay Carwo Diamond


Kala soo Xidhiidha: 0634023214 ama 0634141015

         Carwada Diamond Waxay ugu bushaareynaysaa dhamaan macaamiisheeda in ay idiin keentay dharkii ciida Noocayadii u...
10/04/2022


Carwada Diamond Waxay ugu bushaareynaysaa dhamaan macaamiisheeda in ay idiin keentay dharkii ciida Noocayadii ugu Danbeeyay (Hablo iyo Wiilalba) Both Girls and Boys
Waxaanay Meheradu inoogu taala
Dawlada Ka soo horjeedka DEERO_MALL
Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidh: #0634023214 ama #0634141015 ama #0634267506

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
Tuesday 07:30 - 12:00
Wednesday 07:30 - 12:00
Thursday 07:30 - 12:00
Friday 03:30 - 12:00
Saturday 07:30 - 12:00
Sunday 07:30 - 12:00

Telephone

+252634023214

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo Diamond 2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Carwo Diamond 2:

Share

Category