Wariye maxamud alteko

Wariye maxamud alteko Maxamud bulshaawi page

22/09/2023

Dhalainyarta somaliyed waa kuwo aan ku baraarugsanayn wacyiga iyo wayaha uu wadanku ku sugan yahay sababahan owgeed

1 wadanka ama dhulka loo yaqaaan soomaaliya waxay koobsataa Tuulo ilaa magaalo sas darteed dhalinyar baa ka dhalata degana
Magaranayan sababta loo leyahay ilahay dalkaga iy diintada iyo dadkaga haku anfoco saas darted waa kuwo waxas oo dhan sabankan mid kaliya kaga mashquulay labada kale taaso dadka inu wax Taro bes oo ah in uun uu biloo waa hadii ay ugu badnato balse diinta iyo dalka midna aan dhankeeda eegayn diintu kelliya maaha wan tukada wana sooma balse diintu way ka gudo baladhan tahay sas darted diintu waxay kaa rabta difaacis aad ka difaacdo kan jiilkaga baraya wax ka baxsan diintada

2 Gaalo ama dadka aan haysan diinta islaamka waxay dhahaan somalidu waa dad ku ad adag diinta saas darteed sebankan waxa ay inala gelayan dagal ay lagelayan diinta maahan dagal qori balse waa dagal cilmiyaysan sas darted dhalinyarada somaliyed kuma baraarugsana dhibatada iyo waxa soo socda sabo badan owgeed

3 Ta dalka aan usoo noqdo dhalin yarada somaliyed waxa ka dhex faaiiidaysanaya siyasi danayste ah kaas oo wuxu ka rabo markuu uqabto aan dib usoo eegin ileen xita qofka hadu wax ku taro waa sed
Dhalainyarada soomaliyed wa kuwo dhibka ugu faraha badan ku haysto dalka sababtoo ah hooyo walbo wiilkeda wax barta silic iyo rafaadka ay ka marto waa mid aan laso koobi karin sas darted dhalinyarada maanta ee somaliyed waa sedex wax afreeya ma jiro waa kuwo dalka ka tagaya kuwo ku dhimanaya kuwo ka tegi doona dalka marka dhalinyaadii dalka mustaqbalkiisa noqon lahayd hadii maanta ay intii ay dalkooda harumarkiisa iyo seen dalka dhibatada haysata uga saarna is weydiin lahayeen aanay ujeedin berina kuwii tegay ee yurub ka yimi siyaasi ku noqonayo see buu dalku horumar ugaadhaya sidee baad ku helaysa fursada dhalinyaro ee dalka wax ugu tari lahayd?!
Dhalinyarda somaliyed hadii manta ufakeri lahayen sida fayow waxanau gaadhi horumar aan dal uuduunka ku yalahaysa

08/05/2023

deg Waxa saaka mudaharad baladhan ka dhacay
Gobolka awdal magalo madaxdiisa

30/04/2023
Ajandaha shirweynaha beesha siyaad maxamuud.1:Ilaalinta midnimada iyo halganka dhulbahante iyo in laga fogaado wixii dha...
30/04/2023

Ajandaha shirweynaha beesha siyaad maxamuud.

1:Ilaalinta midnimada iyo halganka dhulbahante iyo in laga fogaado wixii dhabar jab ku ah.

2:Xoojinta midnimada siyaad maxamuud

3: Midaynta awoodda amin iyo dhaqandhaqaale ee siyaad maxamuud.

Dadka deegaanka & dhamaan magaalooyinka Glkcyo, Gorowe , Bosaso , Qardho , taleex , xudhun, buuhuudle , widhwidh, kala b...
19/04/2023

Dadka deegaanka & dhamaan magaalooyinka Glkcyo, Gorowe , Bosaso , Qardho , taleex , xudhun, buuhuudle , widhwidh, kala bayr, baran , dhahar, Carmo i,cergaabo iyo dhamaantood waxaa loo sheegayaa inaanu halgan ku jirno dhiiga shuba.

Waxaanu galidoonaa oo wajahaynaa dagaalo adag oo taariikhda gali doonna fadlan dhiiga shuba, shuba dhiiga walaalayaal.

Diyaar noqda oo dhaqaale, Naf , maal waxba yaan lala harin.

Mahadsanidiin.

Fadlan dhiiga shuba .

DEG DEG : Ciiddama xoogaga Ssc ayaa isku balaadhiyey Dhuuxa dhooddiyeed , waxayna bixiyeen waraysi kooban .fillo 7:00 Ca...
19/04/2023

DEG DEG : Ciiddama xoogaga Ssc ayaa isku balaadhiyey Dhuuxa dhooddiyeed , waxayna bixiyeen waraysi kooban .

fillo 7:00 Caawa .
Kaah media

🤣🤣🤣🤣🤣🤣
18/04/2023

🤣🤣🤣🤣🤣🤣

Garad jamac hal fariin ureeb?
18/04/2023

Garad jamac hal fariin ureeb?

Address

Hargeisa

Telephone

+252906926525

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye maxamud alteko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye maxamud alteko:

Share