05/10/2026
β Ma rabtaa dhar si gaar ah adiga loogu naqshadeeyo?
β Ma doonaysaa toob qurux badan oo casri ah?
β Ma haysataa naqshad aad rabto in laguu tolo?
β Ma raadinaysaa dhar aroos, xaflad ama qalin-jabin?
β Ma rabtaa tayo, qurux iyo tolid xirfad leh?
β¨ Ku soo dhawoow DAWAARLAHA SHIDDE STYLE! βοΈπ§΅
Waxaan kuu samaynaa Toobab, Xijaab, Khimaar, Dalado, dharka aroosyada, xafladaha iyo qalin-jabinta β iyadoo naqshadda, midabka iyo dharka aad adigu dooranayso.
π Hargeysa β Suuqa Waaheen
π Ka soo horjeedka Fooqa Cagawayne
π’ Fooqa Diir-Qadhaadh, Dabaqa 2aad
π± TikTok:
π₯ SHIDDE STYLE β Quruxdaada, qaabkeeda ugu fiican!
Shidde Style