Fani online market

Fani online market kala soco Fani Online Market dalabkii u dambeeyey mar kasta

Hablo waa dalabkii cusbaa ee ciida..H**e u gaadha kala xidhiidh..WhatsApp: 0638768409 ama+252638768409
16/03/2025

Hablo waa dalabkii cusbaa ee ciida..
H**e u gaadha kala xidhiidh..WhatsApp: 0638768409 ama
+252638768409

Waa diyaar hablo jumlad iyo tafaariiq.. Kala xidhiidh0634445117
09/03/2025

Waa diyaar hablo jumlad iyo tafaariiq.. Kala xidhiidh
0634445117

05/07/2024

Maamadan ayan ku arkay salaadii Jimce kadib masjidka Anwar ee magalada Fiiq .

Sida ay hooyadani iisheegtay waxan haystaa 6 caruura waxana 5 tii kale kaga imid Dhagaxmadow duruufo jiro darted qabribayax ayan intii h**e toos udaganayn dhagaxbuur sanadkii udanbeyay ayan daganayn .waxan waydiiiyay xagee ayuu joogaa aabihii caruurta dhalay waxay iigu jawaabtay wuu xidhan yahay wuxuna kuxidhan yahay Godey.

Way qoys danyar ah oo rafaad darti carurti midba meel geysay Fadlan cidii caawin karta dar ilaahay ha u caawiso hooyadan dhiban ee xaaladuhu banankaas so fadhiisiyeen waxa laga yaabaa adi inad sadexda wakhti isu kaa saaran tahay halka dadkena qaar meel ay xataa cunto ka cunaan haysanin inaguna aynan kawar haynin.

Fadlan hooyadan aan garab istaagno magaca ugu qoran kaafi wa Safiya Xaaji ibraahim

Hadada caawin karin kucawi inad qoralka Usii faafiso ushare gareyso si cid caawisa aan ühelno jazakallah khayr .aloow ugargaar maamada 😭

Ebirr Kaafi , kaliya ayaa ufuran
0900026073 , adegyada kalana insha Allah wan usoo furi markale.

Xg/Ayanle Dalmar Capitano

04/07/2024
04/07/2024
04/07/2024
04/07/2024

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fani online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share