Baby World - HNG

Baby World - HNG Haboon Nuura Shopping Center is one of Haboon Nuura Group, Specializing both men, Women and Baby styles, it one of the leading Shopping centers.

Shirkadda Haboon Nuura Group gaar ahaan gaybteeda BABY WORLD1 waxay ogaysiinaysaa cidii danaynaysa inay ka banaan tahay ...
27/06/2021

Shirkadda Haboon Nuura Group gaar ahaan gaybteeda BABY WORLD1 waxay ogaysiinaysaa cidii danaynaysa inay ka banaan tahay 1 boos oo ah Cashier ah iyo 2 boos iibiye ah(sales)

Shuruudaha ugu muhiimsan waa inuu leyahay aqoon heer jaamacadeed ah oo uu ku soo qaatay Ganacsiga, inuu muddo kusoo shaqeeyay oo uu khibrad badan u leeyahay xisabadka, ugu yaraan 2-3 sano. Inuu si fiican ugu hadli karo una qori karo luuqada ingiriisiga iyo inuu h**e uga soo shaqeeyay shaqadan banan oo kale sida iibiye iyo qasnaji muddada kor ku xusan ugu yaran.

Cidii danaynaysa waxay Cv-ga iyo warqadda codsiga ku soo hagaajin doontaa BABY WORLD ku yala guuleed hotel agtisa. Ama kala soo xidhiidh whatsApp number 063-4002703 kuna so dir cv ga adoo mahadsan ama soo wac 063-4678184
waqtiga: 27-06-2021 ilaa 02-07-2021
Ugu danbayn (12:00 habeenimo)

Qabashada codsigu waa uu socdaa,

Fiiro gaar ah: booska cashierka waxaa la tixgalinayaa dhanka habalaha aqoonta leh oo heer jamacadeed ah.

Dhaman mamciisha BABY WOLRD waxan la idin furay dharkii ciida Adxada masha allah soo dhawada oo h**e u gaadha insha alla...
14/07/2020

Dhaman mamciisha BABY WOLRD waxan la idin furay dharkii ciida Adxada masha allah soo dhawada oo h**e u gaadha insha allah

Goobtu waa guuleed hotel agteeda
Kala soo xidhiidh 063-4236579 ama 063-4432983 ama 0633237778

Macmiil soo dhawan marwalba shukran

Shirkadda Haboon Nuura Group gaar ahaan gaybteeda BABY WORLD1 waxay ogaysiinaysaa cidii danaynaysa inay ka banaan tahay ...
16/02/2020

Shirkadda Haboon Nuura Group gaar ahaan gaybteeda BABY WORLD1 waxay ogaysiinaysaa cidii danaynaysa inay ka banaan tahay 1 boos oo ah Cashier ah iyo 2 boos iibiye ah(sales)

Shuruudaha ugu muhiimsan waa inuu leyahay aqoon heer jaamacadeed ah oo uu ku soo qaatay Ganacsiga, inuu muddo kusoo shaqeeyay oo uu khibrad badan u leeyahay xisabadka, ugu yaraan 2-3 sano. Inuu si fiican ugu hadli karo una qori karo luuqada ingiriisiga iyo inuu h**e uga soo shaqeeyay shaqadan banan oo kale sida iibiye iyo qasnaji mudda kor ku xusan ugu yaran.

Cidii danaynaysa waxay Cv-ga iyo warqadda codsiga ku soo hagaajin doontaa BABY WORLD ku yala guuleed hotel agtisa. Ama kala soo xidhiidh whatsApp number 063-3031121 kuna so dir cv ga adoo mahadsan.
waqtiga:15-02-2020 ilaa 25-02-2020 (12:00 habeenimo)

Qabashada codsigu waa uu socdaa,

Fiiro gaar ah: booska cashierka waxaa la tixgalinayaa dhanka habalaha aqoonta leh oo heer jamacadeed ah.

04/02/2020

Dhamaan waxaa loogu bushaaraynayaa, dadwaynaha ku nool Magaalada Hargeisa iyo nawaxigeeda in Carwada Baby World ay samaysay qiimo-dhimis
balaadhan oo 50% ah. Dhamaan dharka iyo kabaha caruurta noocyadooda kala duwan, sida dharka hablaha,dharka wiilasha, kabaha hablaha iyo wiilasha. Qiimo dhimistu waxay soconaysaa 02-02-2020 ilaa 28-02-2020
Carwada Baby World waxay ku taalaa aga-gaarka Guuleed Hotel. Kala xidhiidh wixii faahfaahina Telephone-da 0634236579/0634432983 iyo 0633237778.

26/01/2018
Shirkadda Haboon Nuura Group gaar ahaan gaybteeda baby world1 waxay ogaysiinaysaa cidii danaynaysa inay ka banaan tahay ...
27/11/2017

Shirkadda Haboon Nuura Group gaar ahaan gaybteeda baby world1 waxay ogaysiinaysaa cidii danaynaysa inay ka banaan tahay 1 boos oo ah Cashier ah Shuruudaha ugu muhiimsan waa inuu leyahay aqoon heer jaamacadeed ah oo uu ku soo qaatay Ganacsiga, inuu muddo kusoo shaqeeyay oo uu khibrad badan u leeyahay xisabadka, ugu yaraan 2-3 sano. Inuu si fiican ugu hadli karo una qori karo luuqada ingiriisiga.

Cidii danaynaysa waxay Cv-ga iyo warqadda codsiga kusoo hagaajin doontaa xafiiska Maamulka ee Shirkdda. ama email: [email protected] Ama kala soo xidhiidh 063-4245630
Qabashada codsigu wuxu ku xidhmayaa ugu dambayn 02/12/2017.

Fiiro gaar ah: waxaa la tixgalinayaa dhanka habalaha aqoonta leh oo heer jamacadeed ah.

Welcome New Baby World Eid Odaha 1438 or 2017 new style And welcome open hands to Deero Mall New Building Hargeisa, Soma...
23/08/2017

Welcome New Baby World Eid Odaha 1438 or 2017 new style

And welcome open hands to Deero Mall New Building Hargeisa, Somaliland.


Contact: 063-4245630.

We'll come to new baby world 2017 Deero mall new building second floor.
23/08/2017

We'll come to new baby world 2017

Deero mall new building second floor.

Waxaa uu idinku soo dhawaynayaa mulkiilaha haboon nuura group        . gaar ahaan qaybta BABY WOLRD ka dhamaan macmiisha...
25/12/2016

Waxaa uu idinku soo dhawaynayaa mulkiilaha haboon nuura group . gaar ahaan qaybta BABY WOLRD ka dhamaan macmiisha sharafta leh gacmo furan iyo qalbi aad u faran dhamaan waxaan ugu busharaynyaa in BABY WORLD HNG sanadka cusub idin soo ban dhigayo alaab aad qimo badan oo ka farxin doo ta ubadka iyo walidintoodaba in badan waxaan idin leenahay mar labad wellcome to BABY WORLD-HNGRP. INSHA ALLAH COME SOON!!!!

Address

Sha'ab Road, Next To Guleid Park
Hargeisa
252634245630

Telephone

0634245630

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baby World - HNG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share