Maas

Call Directions Website

Maas Hoyga kabaha

Loafers
27/10/2026

Loafers

26/10/2026

Ma tahay macmiil dadka ay dhibaatadan haysatay waa kuwan kabaha aad raadinaysay

Hoyga dhalinta caasimada ee  . Meel aad ka helayso dookhaaga iyo kabaha aad inbadan raadinaysay macmiil wali ma nagu soo...
25/10/2026

Hoyga dhalinta caasimada ee . Meel aad ka helayso dookhaaga iyo kabaha aad inbadan raadinaysay macmiil wali ma nagu soobooqatay xarumahayga

Kabahani waxay labiskaaga siinayaan muuqaal qurux badan waxaanad ka helaysaa style soo jiidasho leh!Nala soo xiriir si a...
24/10/2026

Kabahani waxay labiskaaga siinayaan muuqaal qurux badan waxaanad ka helaysaa style soo jiidasho leh!

Nala soo xiriir si aad u ogaato qiimaha iyo cabbirrada la heli karo.+252634032672

23/10/2026

New design

Chelsea boot Kabahan waa Naqshad fudud oo aan waqtigeedu dhammaad lahayn sababatoo ahwaa kabo aanad ku dareemayn wax kul...
21/10/2026

Chelsea boot Kabahan waa Naqshad fudud oo aan waqtigeedu dhammaad lahayn sababatoo ah
waa kabo aanad ku dareemayn wax kulayl ah oo waa damis. waa kabo dheelitiran oo dagan. Waa kabo raaxo leh waa kabo ku haboon labis badan sida jimiska iyo soofti jinis ka

Hada dalbo 63 4032672

20/10/2026

Wali ma xidhatay kabahan Chelsea boot hada waa kuu diyaar macmiil size 38_44

Hada dalbo 63 4032672

Waxaanad ka helaysaa labada xarumood ee aanu ku leenahey Hargeisa ee kala ah.

1. Suuqa, Mallka Indha Birta xagiisa dambe iyo
2. Goolada sare ee Jigjiga yar, Ibraahim dheere Mall.

Safar Cusub waxaan idiin keenay kabo rag oo leh qurux,  iyo style casri ah. Kabo aad xiran karto markaad rabto inaad si ...
17/10/2026

Safar Cusub waxaan idiin keenay kabo rag oo leh qurux, iyo style casri ah. Kabo aad xiran karto markaad rabto inaad si fiican isu diyaariso
Waxaa diyaar ka ah size 38_44

Hada dalbo 63 4032672

17/10/2026

Kabahan waa kabo hada aad looga xidho caalamka hadaba yaan lagaa dhamaysan macmiil waxaa diyaar ka ah size 38_44

Hada dalbo 63 4032672

15/10/2026

Macmiil waa inoo diyaar safarkii cusbaa ee kabaha classic ah size 38_44

Hada dalbo 63 4032672

Waxaanad ka helaysaa labada xarumood ee aanu ku leenahey Hargeisa ee kala ah.

1. Suuqa, Mallka Indha Birta xagiisa dambe iyo
2. Goolada sare ee Jigjiga yar, Ibraahim dheere Mall.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:29 - 20:50
Tuesday 07:30 - 20:55
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 04:29 - 20:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252634032672

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category